Shirkii 3aad ee Guddiga Hagidda Qaran ee Barnaamijyada ILED oo Muqdisho lagu qabtay
Oct. 20 (Jowhar.com) - Federaalka Soomaaliya iyo Xafiiska Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa maanta si wadajir ah u qabtay shirkii saddexaad ee Guddiga Hagidda Qaran (GHQ) ee barnaamijka horrumarinta maxalliga iyo dhaqaalaha loo dhan yahay…