Agaasimaha Hey’adda Socdaalka oo tababar u furay Saraakiisha Hey’adda
Agaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa maanta tababar uga furay magaalada Muqdisho Saraakiisha Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda kaas oo ku saabsanaa baarista iyo hubinta…