Xog laga helay kulamo uu Farmaajo ka wado Xamar!

July 31 (Jowhar.com) Madaxweyne hore Maxamed C/llaahi Farmaajo oo tan iyo markuu xilka ka degay ku sugnaa Xamar ayaa waxa uu waqtiga ugu badan geliyaa kulamo u muuqda is-daahirin siyaasadeed, kuwaas oo uu si hoose ugu bartilmaameedsado dad…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More