Monday, April 6, 2020

mahad

1017 POSTS0 COMMENTS
http://JOWHAR.COM

Sheekh Shaakir oo ku baaqay inaan si qaldan loo isticmaalin dhaqaalaha loogu talogalay Galmudug

Sheekh Maxamed Shaakir oo ay dhowaan ururka Ahlu Sunna u doorteen Madaxweynaha Galmudug ayaa ugu baaqay dowlada federalka inaysan dhaqaalaha loogu talogalay Galmudug aysan...

Maamulka Puntland oo xirey xaruntii Guddiga doorashada madaxa banaan ee magaalada Garowe

Qoraal ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Gudaha maamulka Puntland ayaa lagu amray maamulka gobolka Nugaal in uu xiro xarunta uu guddiga doorashooyinka madaxa banaan...

Kulan looga hadlayay dib u eegista dastuurka oo Muqdisho lagu qabtay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka qeyb galay kulan ay yeesheen Guddiga dib...

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka iyo Safiirka Sweden oo Muqdisho ku kulmay

Guddoomiyaha guddiga madaxabanaan ee doorashooyinka qaran Marwo Xaliimo Ismaaciil ayaa kula kulantay xafiiskeeda safiirka Sweden ee dalka Soomaaliya Staffan Tillander. Kulankan ayaa loogaga hadlay halka...

Weriye Cumar Soomane oo damiin lagu sii daayay

Wararka ka imanaya magaalada Garowe ayaa sheegaya in damiin lagu sii daayay weriye Cumar Maxamed Soomane oo ciidamada Booliska xireen shalay. Dadaalo ay sameeyeen ururka...

Nabadoon ka tirsanaa Al-Shabaab oo isu soo dhiibay Maamulka Jubbaland

Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in uu ciidamada ammaanka ee degmada Afmadow gobolka Jubbada Hoose uu isu soo dhiibay Ugaas Maxamed Macallin Muxumed oo ka...

Donald Trump oo ka badbaaday xil ka qaadis ay damacsanayeen Xisbiga Dimoqraadiga

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si dirqi ah uga badbaaday xil ka qaadis ay damacsanayaayeen inay ku sameeyaan Xisbiga Dimoqraadiga, kaddib markii mooshin ay...

Lesson learned from 8th February election in Somalia.

On 8th February, 2017 marked historic day and many Somalis cheered and celebrated the victory of president Hon.Farmaajo, as result of general feeling of...

Mareykanka oo dib u heshiisiin ugu baaqay dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada

Dowlada Maraykanka ayaa ugu baaqday dowlada federalka iyo madaxda dowlad goboleedyada inay dib u cusbooneysiiyaan wadahashaqeyntooda iyo weliba iskaashiga wadamada gobolka iyo beesha caalamka. Qoraal...

Weriyihii gaarka ahaa ee Madaxweynaha Puntland oo xabsiga loo taxaabay

Booliska magaalada Garowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ayaa xabsiga dhigey weriyihii gaarka ahaa ee Madaxweynaha Puntland Cumar Maxamed Soomane. Xariga Soomane ayaa loo haystaa...

TOP AUTHORS

0 POSTS0 COMMENTS
33 POSTS0 COMMENTS
817 POSTS0 COMMENTS
1017 POSTS0 COMMENTS

Most Read

New evidence US airstrike killed teenage girl in Somalia

An Amnesty International investigation has revealed further evidence that a U.S. airstrike in southern Somalia last month killed a teenage girl and wounded her...

US targets al-Shabaab with 3 airstrikes near Mubaraak, Somalia

The U.S. conducted three airstrikes targeting al-Shabaab militants in the Lower Shabelle region of southern Somalia on Sunday, 5 April, Africa Command said on...

Ramos & Torres lead tributes after death of former Real Madrid, Atletico and Barcelona coach Antic aged 71

The Atletico icon who led the club to a double in 1996, has died, the club has confirmed Radomir Antic, famed for...

‘Osimhen can be the new Drogba’ – Lille’s latest star can light up Ligue 1, says former team-mate

The 21-year-old Nigeria star has enjoyed a superb debut campaign in France and is already attracting the attention of Europe's biggest clubs ...