Sheekh Aadan Madoobe oo cod aqbalabiyad ah loogu doortay guddoomiyaha Golaha Shacabka
April 28(Jowhar.com)- XIldhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur "Sheekh Aadan Madoobe"ayaa ku guuleystey doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka kadib markii uu wareeggii saddexaad cod aqlabiyad leh uu ka helay tartankii doorashada.