Saturday, July 4, 2020

mahad

1824 POSTS0 COMMENTS
http://JOWHAR.COM

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal iyo ku xigeenadiisa

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr.30 April 13,2020 ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal iyo Ku-xigeenadiisa. Magacaabistan ayaa timid kadib markii...

Ibraahim Xabeeb “Oksijiin la’aan iyo dayac ayuu u dhintay Wasiiru Dowlihii Cadaaladda Hirshabeelle”

Ibraahim Xabeeb Nuur oo ahaa Xildhibaan hore uga tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo bandhigay dayac uu sheegay inuu ku soo arkay Isbitaalka Martiini oo...

Madaxweynaha Hirshabelle oo ka qeybgalay kulan loogaga hadlayay kahortagga Coronavirus

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta magaalada Jowhar kulan kula qaatay Guddiga Ka Hortaga Caabuqa Coronovirus. Kulankan oo uu goobjoog ka ahaa...

Somaliland: Tirada dadka qaba Coronavirus oo korodhay iyo amarro la soo saaray

Wasiirka Caafimaadka Somaliland ayaa maanta Warbaahinta u sheegay in Saddex qof oo cusub laga helay cudurka Carona Virus oo ku sii baahaya caalamka. Shir jaraa'id...

Mahad Salaad: Qoorqoor waa Nabadoonkii u horeeyay ee ka soo baxay Akadeemiyada Nabad iyo Nolol

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah Xildhibaannada mucaaradka ayaa soo dhoweeyay dadaalada nabadoonimo ee uu sameeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo...

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo xaqiijiyay inuu is karantiilay

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo maalmihii la soo dhaafay warar kala duwan ka soo baxayeen xaaladiisa ayaa xaqiijiyay inuu xaalad karantiil is geliyay,...

COVID-19: The economic impact on the population in Somalia

In the wake of the global pandemic of Coronavirus or COVID-19 that has infected over 1.5 million people and killed over 100,000 people worldwide...

Xildhibaano loo heysto hurinta dagaal beeleed oo dacwad lagu soo oogay

Maxkamadda Ciidamada qalabkasida ayaa dacwad ku soo oogtay Xildhibaano, Guddoomiyihii degmada Wankaweyn. iyo Saraakiil ciidan, kuwaasoo lagu eedeeyay inay ka qeyb qaateen hurinta dagaal...

Goobaha aanu saameyn doonin Bandowga Muqdisho oo la shaaciyay

Iyadoo xalay dowladda Soomaaliya ay si rasmi ah ugu dhawaaqday in Muqdisho lagu soo rogay Bandow habeenkii ah oo bilaaban doona habeenka arbacada ee...

Sawirro: Xaaf oo ugu dambeyn xilka ku wareejiyay Axmed Qoorqoor

Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xalay xilka ku wareejiyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, kaddib munaasabad ka dhacday magaalada...

TOP AUTHORS

0 POSTS0 COMMENTS
22 POSTS0 COMMENTS
2999 POSTS0 COMMENTS
1824 POSTS0 COMMENTS

Most Read

Mercato – Olympique Lyonnais: Martin Terrier is expected in Rennes

Martin Terrier (23) did not participate in the training this Saturday morning in Evian. The attacker left the group....

Madaxweynaha Puntland oo furay Imtixaanka Dugsiga Sare iyo Fasalka 8aad

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni  ayaa maanta daah  furay Imtixaanaadka Dugsiga Sare iyo Fasalka 8-aad ee Puntland, kaasoo sanadkan ay u fariisanayaan illaa 16,500...

Faah faahin: Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Baydhabo

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in qarax miino uu ka dhacay duleedka magaalada, gaar ahaan goob canshuuraha lagu qaado. Qaraxan...

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo sameeyay xil ka qaadis Labo Wasiir iyo Magacaabid l(Akhriso)

Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa xilka ka qaaday Labo wasiir oo ka tirsanaa Golihiisa Wasiirada. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha...