Mahad

1298 POSTS0 COMMENTS
https://www.jowhar.com/

Agaasimihii Guud ee Wasaarada Gaashaandhigga oo shaqo joojin lagu sameeyay

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa shaqada looga joojiyay Agaasimihii guud ee Wasaaraddaas Axmed Cabdi Kooshin. Isla...

Cali Cabulaahi Cosoble oo ku baaqay in la soo dhoweeyo Madaxweynaha cusub ee Hirshabelle Cali Guudlawe

Madaxweynihii hore ee Hirshabelle, Mudane Cali Cabdullahi Cosoble ayaa ugu baaqay dadka ka soo horjeeda maamulka Hirshabelle ee ku sugan magaalada Beledweyne inay wadahadal...

Booliska Masar oo baaraya gabar iyadoo xiran dharka faraaciinta isku sawirtey Ahraamta

Booliska Masar ayaa xirey sawir qaadihii  Salma El Shimi oo ah gabar iyadoo xiran dharka Faraaciinta sawiro isaga qaaday Ahraamta dalka Masar. Booliska ayaa sheegay...

Wasiirka Warfaafinta “Nairobi waxay noqotay meesha lagaga soo duulo Soomaaliya”

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cusmaan Dubbe ayaa faah faahin ka bixiyay tallaabadii dowladda Soomaaliya ay ugu yeeratay Safiirkii u joogay Naiorbi, kuna amartay Safiirkii Kenya...

Diyaaradda Air Jabuuti oo shil ku gashay garoonka diyaaradaha Garowe

Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ayaa sheegaya in diyaaradda Air Jabuuti ay goordhoweyd shil ku gashay garoonka diyaaradaha Garowe. Ma jirto wax khasaare ah oo...

Axmed Madoobe “Doorashada haddaan Garbahaarey ku qabaneyn, Kismaayo ayaa kuligeed ku qabaneynaa”

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo shalay Kismaayo kula hadlayay qeybaha kala duwna ee bulshada ayaa ka hadlay doorashooyinka iyo hadalada xanafta leh ee...

Midowga Musharaxiinta oo Madaxweyne Farmaajo uga digay inuu olole u adeegsado siyaasadda dibadda

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa war ka soo saaray go'aankii dowladda Soomaaliya ay hoos ugu dhigtay xiriirkii Kenya. War saxaafadeed ay soo saareen Midowga Musharaxiinta...

Qaramada Midoobay oo ka digeysa cunto yari soo wajahday qaxooti ku nool gobolka Tigray

Qaramada Midoobay ayaa ka digtey cunto yari soo wajaday qaxooti u dhashay dalka Eritrea oo ku jira xeryo ku yaal gobolka Tigray ee dalka...

Guddiga Doorashada Dadban oo ka warbixiyay waxqabadkooda

Guddiga Doorashada dadban heer Federaal ee uu muranka ka taagan yahay ayaa war saxaafadeed ay uga hadlayaan howlaha u qabsoomay, iyagoo sheegay in meel...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hishabelle oo gaaray magaalada Beledweyne

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan Maxamed iyo wafdi uu hoggaamiyay ayaa gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Wafdiga uu hoggaaminayay guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa garoonka...

TOP AUTHORS

2376 POSTS0 COMMENTS
1298 POSTS0 COMMENTS

Most Read