Mahad

948 POSTS0 COMMENTS
https://www.jowhar.com/

Wasiirkii hore ee Warfaafinta Maareeye oo xilka ku wareejiyay Wasiirka cusub Mr Dubbe

Wasiirkii hore ee Warfaafinta Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa si rasmi ah xilka ugu wareejiyay Wasiirka cusub ee Warfaafinta Cusmaan Abuukar Dubbe munaasabad...

Ra’iisul Wasaare Roble oo la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay James Swan

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka Xoghayaha guud ee QM u qaabilsan dalka Soomaaliya...

Faransiiska oo ka cabanaya cunoqabatayn ay saareen dalalka Bariga Dhexe

Dowladda Faransiiska ayaa dalalka Bariga dhexe ugu baaqay inay ka hortagaan dukaamadda iyo ganacsiyada qaadacay alaabaha dalkaas, kadib markii uu Madaxweyne Emmanuel Macron difaacay...

Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo booqday saldhigyo ku yaal Dhuusamareeb

Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa maanta kormeer ku tagay saldhigyada iyo baraha koontaroolada ciidamada Booliiska ah ay ka howlgalaan...

Ganacsade caan ah oo lagu diley magaalada Kismaayo

Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in lagu diley maanta mid ka mid ah ganacsatada ku...

Somaliland oo hakisay wadashaqeynta Qaramada Midoobay

Somaliland ayaa ku dhawaaqday inay hakisay dhamaan wadashaqeyntii iyo howlihii kale oo ay hay’adaha Qaramada Midoobay ka wadeen Somaliland. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Qorshaynta &...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeeray xalay wadada isku xirta Tarabuunka iyo Lambar 4

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray Jidka Tarabuunka oo halboowle u ah isu socodka Caasimadda, si uu u hubiyo fulinta...

Waa Maxay Ajandaha Kulanka Golaha Shacabka ee Maanta?

Golaha Shacabka BFS ayaa maanta fadhi ka leh saddex ajende sida ku cad warqadda Wargelinta ah ee loo diray Xildhibaannada si ay ugu sii...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Xoghayaha Guud ee FESOJ Macalimuu

Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Xoghayaha Isutagga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ Maxamed Ibraahim Macalimuu iyo madaxa Tababarka FESOJ Faarax...

Madaxweyne Muuse Biixi oo cafis u fidiyay Maxamed Cumar Carte

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa cafis u fidiyey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte oo doonaya inuu dib ugu laabto...

TOP AUTHORS

1759 POSTS0 COMMENTS
948 POSTS0 COMMENTS

Most Read