Daruurta iyo Roobka Ma la Beeri Karaa ?

Mar 24 (Jowhar.com) Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa baraha bulshada ku soo kordhay arrimo la xiriira roobka iyo daruuraha,waxaana mid ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed uu sheegay in roobka la kala xadi karo amaba la sameysan karo.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More