Cabdiraxmaan Cabdishakuur,Waare iyo Avv Dhagey oo si kulul uga hadlay dilka Xildhibaan Aamina
Mar 23 (Jowhar.com) -Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa ka tacsiyeynaya weerar ismiidaamin ah oo caawa lagu diley allaha u naxariistee Aamina Cabdi Maxamed oo ka mid ahayd xildhibaanadii baarlamaanka tobnaad si weyna haatan ugu ololeynaysay in…