Wasiirka Arrimaha Dibadda oo xariga ka jaray dhisme lagu kordhiyay safaarada Soomaaliya ee dalka…
Mar 11 (Jowhar.com)- Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdi Siciid Muuse ayaa xariga ka jarayay dhismayaal lagu soo kordhiyay safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar.