Mahad

1260 POSTS0 COMMENTS
https://www.jowhar.com/

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo soo saaray Habraaca Doorashada xildhibaanada gobolada Waqooyi

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku soo bandhigay Habraaca maamulka Doorashada Xildhibaannada labada Gole ee ka...

Xasan Sheekh “Yeyna gaarsiin ayaa leenahay dalkaan meel talada faraha ka baxday”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aanay marna la aqbali doonin qaabka dowladda wax u wado ee la doonayo in...

Askarta ka soo jeeda Tigreega ee ku sugan Soomaaliya oo hub ka dhigis lagu sameeyay

Sida laga soo xigtay ilo diblomaasiyadeed iyo kuwa amni oo la hadlay wakaalada wararka ee Reuters ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiya ee ku sugan...

Fraudulent and unfair election in Somalia: A time to learn from the past

Most African countries attained their independence from colonial powers in 1960s. These freedoms come with sacrifice of forefathers to ensure a better future for generations...

Ismaaciil Cusmaan “Guddiyada doorashada waxaa ku jira xubno aan aqaan oo Nabadsugida ah”

Taliye kuxigeenkii hore ee Nabadsugida Ismaaciil Cusmaan ayaa sheegay in Guddiyada doorashada ee dowladda magacawday aanay aheyn mid maslaxad u ah dalka, isagoo xusay...

Guddiga Doorashada Xildhibaannada Banaadiriga oo la magacaabay (Akhriso)

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga maamulaya doorashada Xildhibaannada Banaadiriga. Guddigan ayaa ka kooban 11 xubnood, waxaana ay qeyb ka noqonayaan Guddiyada...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Twitter-ka ka saartay Qoraalka dagaalka Itoobiya iyo Cawad oo beeniyay…

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa ka saartay barteeda Twitter-ka qoraal ku saabsan walaac dowladda Soomaaliya ee dagaalka Itoobiya, ayna taageereyso midnimada dalka Itoobiya iyo in...

Age is no bar to the passing the bar

When she was 60, Safiya became one of Puntland’s oldest lawyers and one of the first women. As recently as 2012, Puntland had no women...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay xubno lagu kordhiyay Guddiyada doorashada Maamul Goboleedyada

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magacaabay xubnaha dowladda Federaalka ay ku dareyso Guddiyada doorashada Dowlad Goboleedyada. Xubnaha lagu kordhiyay Guddiyada ayaa waxay...

Madaxweynaha Hirshabelle iyo Safiirka Mareykanka oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Xuseen iyo Safiirka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa wadahadal qadka taleefanka ku yeeshay. Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho...

TOP AUTHORS

2295 POSTS0 COMMENTS
1260 POSTS0 COMMENTS

Most Read