Sheekh Aadan Madoobe oo mar kale kulan gaar ah la qaatay midowga musharixiinta
Feb. 03 (Jowhar.com)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Adan Madoobe ayaa xalay magaalada Baydhabo kula shiray midowga musharraxiinta Koofur Galbeed, halkaas uu ka socodo shirka dib u heshiisiinta maamulkaas.