Home News

News

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo beeniyay in ciidamo ka tirsan Jubbaland lagu qabtay Beled xaawo

Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa beeniyay war uu sheegay wasiirka warfaafinta dowlada federalka oo ah in dagaal ka dhacay...

Dowlada Soomaaliya oo dib u fasaxday qaadkii ka imanayay Kenya

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah dib ugu fasaxday qaadka laga keeni jirey dalka Kenya hase yeeshee ku xirtey shuruud. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka...

James Swan oo kula kulmay Garowe Madaxweynaha Puntland Deni

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya...

Dowlada Ethiopia oo ka hadashay xaalada caafimaad ee Abiy Ahmed

Dowlada Ethiopia ayaa ka hadashay warar maalmahan ku faafay baraha bulshada oo sheegayay in caafimaadka Ra'iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed uu liito. War qoraal ah...

Wasiir Dubbe;”Waxaan ku qabanay boqol maxaabiis ah dagaalka Beled Xaawo”

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Cismaan Dubbe oo Shir jaraa’id ka hadlay ayaa sheegay in Ciidmada Kenya iyo kuwo fallaago ah ay soo weerareen degmada...

Dowlada oo sheegtay inay ka hortagtay hub culus oo la doonayay in la soo geliyo dalka

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay xogo muhiim ah ku heshay in hay’ado ajanebi ah, waddamo shisheeye iyo dad Soomaali ah oo isbahaystay ay maalmahan...

Is rasaaseyn ka dhacday Kismaayo oo lagu diley sarkaal ka tirsan Jubbaland

Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in is rasaaseyn ka dhacday xalay magaalada Kismaayo lagu diley Cawil Cali Barre (Cawil Buluq) oo ahaa...

Sweden ayaa mamnuucday dadka ka soo gala Norway caawa

Dowlada Sweden ayaa ku dhawaaqday xayiraad dhanka socdaalka ah oo laga soo galo Norwey maalintii Axada, si loo yareeyo halista noocyada cusub ee cudurka...

Dagaal caawa ka socda Beled Xaawo iyo Ciidanka C/rashiid Janan oo gudaha u galay….

Dagaal ayaa ka socda gudaha degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo, halkaasoo saqdii dhexe ay soo duulaan ku soo qaadeen Ciidamada C/rashiid Janan oo in...

Ra’isul Wasaare Rooble oo booqday Xarunta Xannaanada Agoonta Booliska (Sawiro)

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqday Xarunta Xannaanada Caruurta Agoonta ee Booliska, halkaas oo uu waqti kula qaatay carruurta...

Safiirka Maraykanka Soomaaliya oo ka digey doorasho hal dhinac ah

Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa ugu baaqday siyaasiyiinta Soomaalida inay wadajir uga heshiiyaan doorashada soo socota, ee weli uu muranka ka taagan yahay. Safaaradda ayaa...

Madaxweyne Deni oo la kulmay Qunsulka cusub ee Ethiopia u soo magacawday Garowe

Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa xafiiskiisa ku qaabilay qunsulka cusub ee dowlada Ethiopia u soo magacowday Degnachew Yitbarek. Madaxtooyada Puntland ayaa laga...

Most Read