Browsing Category
NEWS
NEWS
Muwaadin Soomaaliyeed oo xalay lagu dilay dalka Koofur Afrika.
June 07 (Jowhar.com)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dil xalay wadanka Koofur Afrika loogu geystay muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa dhalinyarada u shaqa doonatay wadankaasi ee sida weyn loo yaqaanay.
Wararkii u danbeeyay dagaal xalay ka dhacay degmada Wadajir iyo burcad la soo qabtay.
June 09 (Jowhar.com)-Ciidamada amniga ee dowladda Soomaaliya iyo koox burcad ah oo dadka dhaceysay ayaa xalay ku dagaalamay qeybo kamid ah degmada Wadajir, iyadoo dagaalka uu sababay in gacanta lagu soo dhigo kooxihii dhaca geysanayay…
Dowladda Shiinaha oo soo bandhigtay kaalinta ay ka qaadaneysa gurmadka Abaaraha dalka
June 06 (Jowhar.com)-Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka dowladda Shiinaha ee Soomaliya, Ambassador FEI Shengchao.
Taliyaha Ciidanka Burundi oo soo gaaray Muqdisho iyo Jen.Odowaa oo kulan la yeeshay
Jun 06 (Jowhar.com)-Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa maanta magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ku soo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka xoogga ee dalka Burundi, Genaraal Niyingabo Prime oo safar shaqo ku yimid…
Guddiga TPEC oo balanqaaday in dhamaadka sanadan doorasho qof iyo cod ka qabanayaan Puntland
June 06 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan gaar ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland, Guddiga ku meel gaarka ah ee Doorashooyinka…
Akhriso War Saxaafadeed ay Midowga Dalladaha Waxbarashada ka soo saareen Imtixaanka Shahaadiga
June 06 (Jowhar.com)-EGuddiga sare ee Midowga Falladaha Waxbarashada dalka ayaa ka soo horjeestay xubno magaca midowga Dalladaha ku qaadacay Imtixaanka Shahaadiga oo ay qaado Wasaaradda Waxbarashada.
C/raxmaan C/shakuur oo wadahadal la yeeshay madaxda ugu saraysa ha’yadaha Qaramada Midoobay.
June 06 (Jowhar.com)-Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan fogaan arag ah la yeeshay madaxda ugu saraysa ha’yadaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ka hawl-gala oo…
Sarkaal Shabaab ah oo lagu dilay weerar ka dhacay gobolka Sh.Hoose.
June 06 (Jowhar.com)-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidamo ka tirsan Nabad Suhida Soomaaliya ay ka sameeyeen deegaanka Busleey Daa’uud oo u dhow deegaanka Numbar konton ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Maxkamadda Ciidamadda oo dil toogasho ku riday askar NISA iyo Milatari ah.
June 06 (Jowhar.com)-Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qaybta 27aad ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday askar ka tirsan ciidamada Nabad Sugida iyo Milatariga ee ka howlgalo deegano kamid ah gobolka Gedo.
Wafdi ka qeyb galaya caleema saarka madaxweyne Xasan oo soo gaaray Muqdisho
June 06 (Jowhar.com)-Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray wafdigii u horeeyay ee ka socda wadamada deriska la ah Soomaaliya, kuwaasoo ka qeybgalaya caleema saarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dhaceysa 9-ka…
Qarax khasaare sababay oo ka dhacay Gaarisa iyo xildhibaan la weeraray.
June 06 (Jowhar.com)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashtay qarax xooggan oo ka dhacay duleedka magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari wadanka Kenya.
Wasiirada Galmudug oo ansixiyay Sharciga Guddiga Doorashooyinka.
June 06 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xalay gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Galmudug, iyadoona Wasaaradda Arimaha Guduaha, Federaalka iyo Dib uheshiisiinta Galmudug ayaa soo jeedisay laba…
DANAB oo howlgal ku gushay deegaanka Tooratooroow oo maxkamad u ah Shabaab.
June 06 (Jowhar.com)-Wararka ka imanaya gobolka Sh.Hoose ayaa sheegaya in ciidamadda Kumaandooska ee DANAB ay howlgal culus ka fuliyeen deegaanada Tooratoorow & Caliyoow Baaroow oo kooxda Shabaab saldhigyo waaweyn ku leedahay.
Faahfaahin ka soo baxaysa meydka haweeney laga helay suuli magaalada Baydhabo
June 05 (Jowhar.com)-Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ee xarunta kumeelgaarka ah maamulka Koofurgalbeed ayaa sheegaya in meydka haweeney lagu magacaabi jirey Aamino Maxamuud laga dhex helay suuli ku yaal guri ku yaal magaalada…
Tirada dadka uu soo ridanayo cudurka Busbuska Daanyeerka oo korortay
June 05 (Jowhar.com)-Hay'ada Caafimaadka Adduunka"WHO" ayaa xaqiijisay in 780 kiis oo ah busbuska daanyeerka laga helay waddammada aan inta badan laga helin fayraska.
Sacuudiga oo ogolaaday in Haweenka Muxrim la’aan dalban karaan Xajka
June 05 (Jowhar.com)- Dalka Boqortooyada Sucuudi Carabia ayaa markeedii ugu horeysay ku dhawaaqay in haweenku ay hadda wixii ka dambeeya ay si toosa u dalban karaan ama isu diiwaan gelin karaan xajka iyada oo aanu la soconin qof muxram u…