Browsing Category
NEWS
NEWS
C C W “Madiera Cidna ma eryin ee isaga ayaa afkiisa isku eryey”
Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa ka hadlay talaabada ra'iisul wasaare Rooble uu dalka uga eryay Wakiilka midowga Afrika ee Soomaaliya Madiera, walow go'aankaas uu kahor yimid madaxweyne…
Gaari looga shakisan yahay inuu qaraxyo swado oo gudaha u galay madaxtooyada Soomaaliya
April 07 (Jowhar.com)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Gaari uu watay nin la dhashay Marwada koowaad ee dalka oo markii uu sii galayay Madaxtooyada Albaabka Gate One ka shakiyay Eeygii baarayay deetana ka…
António Guterres oo soo dhaweeyay Howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS
April 07 (Jowhar.com)- Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres, ayaa soo dhoweeyay dhismaha cusub ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS).
Askari ka tirsan ciidanka dowladda oo la dilay & shaqsigii dilay oo isna la toogtay.
April 07 (Jowhar.com)- Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil xalay deegaanka Garasbaaleey ee duleedka magaalada Muqdisho loogu geystay askari ka tirsanaa ciidamada Minishiibiyo, xili uu ku guda jiray shaqooyinkiisa caadiga ah.
Farmaajo oo difaacay Francisco Madeira kana hor yimid Go’aankii Rooble.
April 07 (Jowhar.com)- Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu bogaadinayaa dawrka nabad ilaalinta ee Midowga Afrika iyo qeybta libaax ee ay ka soo qaateen dowlad dhisidda Soomaaliya iyo dagaalka aan kula jirno kooxaha…
Ra’iisul wasaare Rooble oo dalka ka ceyriyay Danjire Francisco Madeira.
April 07 (Jowhar.com)- Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray warqad uu ku sheegayo in dalka laga eryay wakiilka midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Madeira, iyadoo loo qabtay 48 saacadood inuu dalka…
Gudoomiye Mursal “Koofur Galbeed oo maqan baarlamaanka lama dhaarin karo”
April 06 (Jowhar.com)-Gudoomiyihii golaha shacabka baarlamaankii 10-aad Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa caawa markii u horeysay ka hadlay khilaafka u dhexeeya Xukuumadda iyo maamulka Koofur Galbeed ee maalmihii la soo dhaafay cirka sii…
Dawlada Soomaaliya oo xaqiijisay inay u dirtey $12.7 milyan Maamulka Somaliland
April 06 (Jowhar.com)- Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay maanta guddiga gurmadka suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa u dirtay lacag gaareysa 12 milyan iyo 700 kun oo dollar.
Kulane Jiis oo qaadashada shahaada xildhibaanimo uga mashquulay abaabulka ciidan uu ka wado Gedo.
Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in dhaq dhaqaaqyo ciidan ay halkaasi ka wadaan Madixii Shaqaalaha Hay'adda sirdoonka Soomaaliya Cabdullaahi Aadan Kulane iyo Bakool Kooke oo ah taliyaha NISA ee Gedo, iyadoo dhaq…
Hirshabelle oo shaacisay Doorashada saddex kursi oo lagu qabanayo Jowhar
April 06 (Jowhar.com)- Guddiga doorashada Hirshabelle ayaa shaaciyay doorashada saddex kursi oo deegaan doorashadooda tahay magaalada Jowhar.
Madaxweynihii hore ee Burkina Faso,Compaore oo lagu xukumay xabsi daa’in
April 06 (Jowhar.com)- Maxkamad ku taal magaalada Ouagadougou ayaa xabsi daa’in ku xukuntay madaxweynihii hore ee Burkina Faso, Blaise Compaore, kaddib markii lagu helay inuu dilay Thomas Sankara.
Guddiga Doorashooyinka Heer Federal oo shaaciyay in dib loogu laabanayo kuraasta la hakiyay
April 06 (Jowhar.com)- Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Heer Federal ayaa shaaciyay in dib loogu laabanayo doorashada afarta kursi ee la hakiyay.
Mareykanka oo fariin culus u diray madaxda maamulada Hirshabelle iyo Jubaland
April 06 (Jowhar.com)- Dowladda Mareykanka ayaa maamulada Hirshabelle iyo Jubaland ugu baaqday iney soo dhameystiraan xubnaha ku harsan ee golaha shacabka, xili waqtiga uu gabaabsi sii noqonayo.
Indha-Cade ” Farmaajo ma aha madaxweyne Soomaaliyeed waa qabyaaladiste”
April 06 (Jowhar.com)- General Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha-Cade) ayaa ka hadlay dib u dhaca hareeyay arrimaha doorashada iyo abaabul ciidan oo uu sheegay inuu ka socdo magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho.
Gaari siday jaakadaha ka sameysan walxaha qarxa oo lagu qabtay Guriceel
April 06 (Jowhar.com)-Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada amaanka ay gacanta ku dhigeen gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa iyo laba qof oo la socotay, kuwaasoo laamaha amaanka ay…
Shabaab oo ka jawaabtay qoraalkii NISA ee shirqoolka ka dhanka ah Farmaajo iyo Rooble
April 05 (Jowhar.com)-Al-Shabaab ayaa ka hadashay warka xalay ka soo baxay Nabad Sugida Soomaaliya oo ay ku sheegtay in kooxdaasi ay maleegeyso shirqool ay ku dileyso madaxweyne Farmaajo iyo Ra'iisul wasaare Rooble.