Browsing Category
NEWS
NEWS
Samiira Maxamed Cabdi oo sheegtay inay u tartamayso kursiga HOP135
April 04 (Jowhar.com) –Gabar ay walaalo yihiin allaha u naxariistee Aamina Maxamed Cabdi oo dhawaan lagu diley weerar ismiidaamin ah ayaa shaacisay inay u tartamayso kursigii ay walaasheed ku fadhiday.
Inku dhow Labaatan Xildhibaan iyo Senataro isugujira oo maanta qaatay Shahaadooyinka
April 04 (Jowhar.com) –Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa Maalintii Saddexaad waxaa ay Shahaadada rasmiga ah ee Xildhibaannimo guddoonsiiyeen Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee ku sugan Magaalada Muqdisho.
Boqor Buurmadow “waxaan u aragnaa digasho iyo meel ka dhac hadalka Rooble”
April 04 (Jowhar.com) –Boqor Cusmaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa naqdiyay talaabada ra'iisul wasaare Rooble uu ku amray in lagu fasoxo lacag ku dhow $12 Milyan oo loogu tala galay dadka uu saameeyay dabkii baabi'iyay Suuqa Waaheen ee…
Hormuud Salaam Foundation oo deeq gaarsiisay Isbitaalka Laansareeti iyo haween danyar ah
April 04 (Jowhar.com) –Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa maanta deeq raashiin waxa ay gaarsiisay Isbitalka Laansareeti ee Magaalada Muqdisho.
Wararkii u danbeeyay khasaaraha qarax Amisom lagula eegtay duleedka Muqdisho.
April 04 (Jowhar.com) –Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax xooggan oo maanta ciidamo ka tirsan Amisom lagula eegtay wadada dheer ee xiriirisa magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye.
Sanbaloolshe oo saraakiisha NISA ugu baaqay iney qaataan Shahaadada
April 04 (Jowhar.com) –Taliyihii hore ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo maanta qaatay shahaadada xildhibaanimo iyo kaarka aqoonsiga ayaa fariin u diray xildhibaanada dooran ee aan wali qaadan shahaadada xildhibaanimo.
Xukuumadda Soomaaliya oo ku dhowaad $12 Milyan maanta ku wareejineysa Somaliland
April 04 (Jowhar.com) –Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta Somaliland ku wareejineysa lacag kudhow 12 Milyan Dollar oo loogu tala galay in loogu gurmado dadkii ku hantida beelay dabkii ka kacay suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa.
Inkabadan Afar Milyan qof oo ay saameeysay abaarta ka jirta Soomaaliya
April 04 (Jowhar.com) –Dowladda Mareykanka ayaa soo bandhigtay tirada dsdka Soomaalida ah ee uu saameeyay abaarta ka jirta dalka, iyadoo dhinaca kalena walaac xoogan ka muujisay inuu xilligan yaraado roobka Soomaaliya.
Doorashada kursiga Hop#039 oo maanta lagu qabanayo magaalada Beledweyn
April 04 (Jowhar.com) –Magaalada Beledweyn oo ah deegaan doorashada labaad ee Hirshabelle waxaa maanta lagu qabanayaa doorashada kursiga sumadiisu tahy Hop#039, iyadoo guddiga doorashooyinka ay sheegeen iney u diyaar garoobeen qabashada…
Kursiga HOP#039 oo maanta doorashadiisu ka dhacayso Beledweyne
April 04 (Jowhar.com) –Guddiga Hirgalinta Doorashada Hirshabelle ayaa sheegay in doorashada Kursiga HOP#039 ay maanta ka dhici doonto magaalada Beledweyne.
Ra’iisul Wasaare Rooble oo qadka taleefanka kula hadlay Muuse Biixi
April 03 (Jowhar.com) Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo khadka telefoonka kula hadlay Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muse Bihi Abdi ayaa la wadaagay sida uu uga xanuunsaday musiibadii ka dhacday Hargeysa isagoo u…
Rooble oo amray bixinta 12 Milyan loogu gurmanayo dabkii Hargeysa
April 03 (Jowhar.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa amray in si deg deg ah qasnada dowladda looga saaro lacag kudhow 12 Milyan oo doolarka Mareykanka ah, taasoo loogu gurmanayo dadka Somaliland ee…
Inkabadan boqol xildhibaano iyo Senataro ah oo maanta qaatay shahaadada Xildhibaanimo
April 03 (Jowhar.com) –Maanta oo ay ahayd maalintii labaad ee Bixinta Shahaadada Xildhibaanimo ee ka socotay Xarunta Guddiga FEIT, Waxaa qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaanada…
Q. Midoobay oo DFS ka dalbatay inay deg deg u joojiso xukunnada dilka.
April 03 (Jowhar.com) – Qaramada Midoobe ayaa xukuumadda Soomaaliya ka dalbatay iney joojiso xukunada dilka ah ee lagu fuliyo dadka lavatory heysto fal danbiyeedyada dilka ah, xukunadan wuxuu badanaa ku dhacaa xubnaha Shababka ah iyo…
A Mooge;”Hanti ka badan 2 Bilyan oo Dollar ayaa ku gubatay”
April 03 (Jowhar.com) –Duqa magaalada Hargeysa Cabdikariim Mooge ayaa sheegay in qasaaraha ka dhashay dabkii qabsaday suuqa weyn ee Hargeysa ee Waaheen in uu gaarayo lacag dhan illaa $2 bilyan oo dólar.
Isku aadka koobka aduunka ee Qatar
April 03 (Jowhar.com) – France ayaa wajihi doonta Denmark iyo England waxayna wajihi karaan USA isku aadka koobka aduunka Qatar Isku aadka Koobka Adduunka ee 2022.