Home News

News

Taliyeyaal iyo Askar loo xiray dhacdadii lagu dilay Guddoomiyihii Hodan

Taliyeyaal Saldhig Boolis iyo askar ayaa loo xiray dhacdadii xalay lagu dilay Guddoomiyihii degmada Hodan C/xakiin, kaddib markii gaari uu Guddoomiyaha saarnaa ay rasaas...

Guddoomiyihii degmada Hodan oo lagu dilay Muqdisho

Guddoomiyihii degmada Hodan C/xakiin Dhagajuun ayaa xalay lagu dilay magaalada Muqdisho, kaddib rasaas Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska ay ku fureen gaarigiisa. Dilkan ayaa dhacay...

Guddiga lagu muransan yahay: Culeyska Siyaasadda iyo Walwalka kala dirista

Guddiga doorashooyinka lagu muransan yahay waxaa la magacaabay 5tii  November 2020, waxa ay ka kooban yihiin, 25 xubin oo 12 kamid ah ay shanta...

Joe Biden oo loo dhaariyay xilka Madaxweynaha Maraykanka (Sawiro)

Joe Biden ayaa si rasmi ah u noqday madaxweynaha 46-aad ee Mareykanka, kaddib markii daqiiqado ka hor loo dhaariyay xilka. Xaflad ay dad yar ka...

Munaasabada xil wareejinta Madaxweynaha cusub ee Maraykanka oo ka bilaabatay Washington

Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Joe Biden iyo ku xigeenkiisa Kamala Harris ayaa gaaray US Capitol si ay ula wareegaan xilka. Hase yeeshee Donald Trump...

Madaxweynaha Hirshabelle oo la kulmay Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta

Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Kulan ay labada Mas’uul ay...

Madaxweynaha Jubbaland oo wadahadal la yeeshay xubno ka tirsan Beesha Caalamka

Madaxweynaha Maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan hab maqal iyo muuqaal ah la yeeshay Wakiilo ka socda beesha Caalamka u jooga dalka...

Midowga Musharaxiinta oo sheegay in dowladda Federaalka ay walwal gelisay waalidiinta wiilashooda ka maqan

Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ku shiray Muqdisho ayaa uga digay dowladda Federaalka inay siyaasadeyso walaaca waalidiinta Soomaaliyeed ee ka maqan wiilashooda, kuwaasoo...

Wasiirkii Arrimaha dibadda Zimbabwe oo u dhintay COVID-19

Wasiirka Arrimaha Dibadda Zimbabwe Sibusiso Moyo ayaa u geeriyooday cudurka Coronavirus oo uu muddooyinkan la tacaalayay. Afhayeen u hadlay dowladda ayaa xaqiijiyay geerida Mr Moyo,...

Bulshada Rayidka oo ku baaqay in xal laga gaaro khilaafka doorashada ka hor 8 February

Ururada Bulshada Rayidka ayaa sheegay inay waan waan ka dhex wadaan Madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada, si xal looga gaaro khilaafka ka taagan...

Dowladda Federaalka oo sheegtay in duqeyn lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Dowladda Federaalka ayaa sheegtay in duqeyn ka dhacday Gobolka Jubadda Hoose lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab. War ka soo baxay dowladda ayaa lagu sheegay...

Puntland oo abaal marin lacageed u balan-qaaday cidii soo disha Afhayeenka Al-Shabaab

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Sanyare ayaa abaal marin lacageed u balan-qaaday cidii soo disha Afhayeenka Al-Shabaab Cali Dheere. Khudbad uu ka jeediyay...

Most Read