Home News

News

Shir u dhexeeya dowlada federalka iyo Midowga Musharaxiinta oo ka furmay Hotel Decale

Kulan u dhexeeya Midowga musharixiinta iyo Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa goor dhow shir ugaga furmay Hotel Decale oo ku dhex yaal garoonka diyaaradaha Aden...

Wararkii ugu dambeeyay ee Shirka Hotel Decale

Waxaa socota qaban qaabada kulanka Qadada ee Hotelka Decale ku yeelanayaan Midowga Musharaxiinta, Ra'iisul Wasaare Rooble, Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabelle, waxaa hotelka gaaray Ilaalada...

Akhriso: Midowga Musharaxiinta oo shuruudo adag soo bandhigay

Midowga Musharaxiinta ayaa hadda shir dhanka qadka Zoomka kula leh Wakiilada Beesha Caalamka ee loo yaqaan C6+, iyagoo ka wada hadlaya is mari waaga...

Beesha Caalamka oo Ra’iisul Wasaaraha ku dhiirageliyay inuu qaato kaalintiida hoggaamineed

Wakiilada Beesha Caalamka ee uu hoggaaminayay James Swan oo shalay shir la qaatay Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa kala hadlay arrinta is mari...

Mareykanka oo daabacaya warbixin ku saabsan dilkii Jamal Kashuqji

Mareykanka ayaa daabacaya warbixin ku saabsan dilkii Wariyihii u dhashay Sacuudiga ee sanadkii 2018 si arxan darro ah loogu dhex dilay Qunsuliyadda Sacuudiga ee...

Duqeyn ka dhacday Jubbada Hoose oo lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Wararka ka imaanaya Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in duqeyn ka dhacday tuulo ka tirsan degmada Jamaame lagu dilay dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab. Duqeyntan ayaa...

Is afgarad laga gaaray waan waantii laga dhex waday Ra’iisul Wasaaraha iyo Musharaxiinta

Ergada waanta waanta ka dhex waday Midowga Musharaxiinta iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu dambeyn caawa ku guuleystay dadaaladii ay wadaan inuu is afgarad ka...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in aan Xarumaha Waxbarashada la xiri doonin

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in adeegyadii Waxbarashada la sii joogteeyo iyada oo marwalba la raacayo habraacyada...

Qof lagu eedeeyay in uu Al-shabaab yahay oo lagu qabtay caasimadda Turkiga

Wararka ka imanaya dalka Turkiga ayaa sheegaya in qof lagu tuhunsan yahay in uu ka tirsan yahay Al-Shabaab maanta oo Arbaco ah lagu xiray...

Midowga Musharaxiinta oo ka digay in isbaaro loo dhigto bannaan baxa jimcaha

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa mar kale ku adkeystay inay qabanayaan bannaan baxa maalinta jimcaha, iyagoo ka digay in laga waantoobo oo aan la is...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo caqabadaha ka jira doorashada kala hadlay Beesha Caalamka

Ra'iisul Wasaaraha Xilka haya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilo ka socda Beesha Caalamka oo uu hoggaaminayay Ergeyga Qaramada Midoobey u...

Waan Waan laga dhex waday Ra’iisul Wasaaraha xilka haya iyo Musharaxiinta oo guuldareystay

Dadaalo loogu kala dab qaadayay Ra'iisul Wasaaraha xilka sii haya Maxamed Xuseen Rooble iyo Musharaxiinta Mucaaradka ayaa guuldareystay, kaddib markii caqabado waa weyn ay...

Most Read