Browsing Category
NEWS
NEWS
Waa maxay ujeedada Ergeyga dowlada Qadar uu Muqdisho u imanayo?
Ergayga gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda Qatar u qaabilsan La Dagaalanka Argagixisada iyo Dhexdhexaadinta Khilaafyada Dr. Mutlaq bin Majed Al-Qahtani ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda uu soo gaaro caasimada dalka ee Muqdisho.
Gaari waxyaalaha qarxa lagu raray oo lagu gubay gobolka Shabelaha Hoose
Ciidanka sida gaarka ah ugu tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Jilib Marka ee ka tirsan gobolka Shabeellada hoose waxa ay ku gubeen Gaari waxyaalaha qarxa lagu soo raray.
Faallo: Kaalin uu qaato RW Rooble oo noqon karta rajada keliya ee dalka looga badbaadiyo colaad
Kaalinta uu Ra'iisul Wasaare Rooble ka qaadan karo xallinta xiisadaha dalka ka taagan ayaa loo arkaa rajada keliya ee laga leeyahay in dalka laga badbaadiyo colaad. Waxaana Rooble ku soo jeeda indhaha shacabka, siyaasiyiinta iyo Beesha…
Majaajiliistihii caan ku baxay qosolka Joya Borja oo geeriyooday
Majaajiliistaha reer Spain Juan Joya Borja, oo qosolkiisa ku faafay caalamka uuna ku caan baxay ayaa geeriyoday isagoo 65 sano jir ah.
Kenya oo ka laabatay xiritaanka xeryaha qaxootiga Dadhaab iyo Kakuma
Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay dib u dhigtey xiritaanka xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kakuma illaa dhamaadka bisha Juun ee sanadka 2022-ka.
RW Rooble oo kulan la qaatay Madaxweyneyaasha Galmudug, Hirshabeelle iyo Murashaxiinta
Muqdisho, Abriil 29, 2021; Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulamo la qaatay madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug, Hirshabelle iyo siyaasiyiinta Midowga Murashaxiinta.
Sheekh Shariif “Xalku ma aha mid Ciidan ee xalku waa mid Siyaasi ah”
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed oo shir jaraa'id qabtay ayaa ku baaqay in wadahadal lagu dhameyo khilaafka siyaasadeed ee dalka ka jira.
Shariif Sheikh Axmed ayaa ka hadlay qalalaasihii dhawaan ka dhacay magaalada…
AMISOM oo loogu baaqay inay ciidamadoodu ku milmin Siyaasada Soomaaliya
Shir ay yeesheen Guddiga Isuduwaha ee Ciidamada iyo Booliska Wadamada ku tabarrucaya Booliska ee Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) 28-kii Abriil ayaa laga soo saaray war murtiyeed ku aadan xaalada dalka Soomaaliya iyo sida ay…
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo dalka dib ugu soo laabtay
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha midowga musharaxiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa goor dhow ka soo degey garoonka diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada Muqdisho.
Maraykanka oo codsaday in la baabi’yo hindise sharciyeedka muddo kordhintii 12 April
War saxaafaded ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa loogaga codsaday Farmaajo iyo baarlamaanka inay si deg deg ah uga howl-galaan baabi'inta hindise sharciyeedkii muddo kordhinta ee 12 April.
Rooble oo kulamo la yeeshay Midowga Musharaxiinta iyo Madaxda Hirshabelle iyo Galmudug
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay kulan la yeeshay qaar ka mid ah Xubnaha Midowga Musharixiinta, Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hir-Shabeelle iyadoo kulankaasi loogaga hadlay arrimihii ugu dambeeyay ee siyaasada dalka…
Guddoonka Golaha Shacabka oo beeniyay in xil ka qaadis lagu sameynayo Rooble
Guddoonka Golaha Shacabka ayaa beeniyay wararka sheegaya inuu jiro isku day la doonayo in xilka looga qaado Ra’iisul Wasaare Rooble.
Senatar Qeybdid oo ka digey in Golaha Shacabka uu Kalsoonida kala noqdo Rooble
Senatar Cabdi Qeybdiid ayaa uga digay Guddoonka Golaha Shacabka iyo Xildhibaanada inay qaadaan go'aamo waxyeeleyn kara tallaabadii Ra'iisul Wasaare Rooble iyo Madaxda dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Hirshabelle.
Maxaa ka jira in Baarlamaanku qorsheynayo mooshin ka dhan ah Ra’iisul wasaare Rooble
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in kulanka uu Madaxweynaha xilligiisu dhamaaday ee Maxamed Cabdulaahi Farmaajo isugu yeeray xildhibaanada golaha shacabka maalinta Sabtida ah la qorsheynayo in xilka looga qaado Ra’iisul Wasaare Maxamed…
Mahad Salaad oo 5 qodob ku fasiray khudbadii Farmaajo (Akhriso)
Xildhibaan Mahad Salaad ayaa shan qodob ku fasiray khudbadii xalay uu jeediyay Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo, isagoo ku tilmaamay in khudbadiisa aheyd is-moogeysiis iyo ila meereyso.
Puntland oo shuruud ku xirtay ka qayb galka shirka uu Farmaajo ku baaqay
Wasiirka Warfaafinta ee Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Timacadde ayaa sheegay in shirka uu Farmaajo ku baaqay aysan tegayn illaa inta ay martiqaad ka helayaan Beesha Caalamka.
Wasiirka oo ay wareysatay laanta afka soomaaliga ee Bbcda ayaa…