Browsing Category
NEWS
NEWS
Dowlada oo war ka soo saartay kulankii maanta ee Teendhada Afisyoone
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyeen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda, Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Gobolka…
France calls the Chinese ambassador because of “unacceptable” tweets
On Tuesday, France called the Chinese ambassador for the second time in two days for "unacceptable" behavior after he…
Maraykanka oo ku baaqay in shirka doorashooyinka si buuxda loogaga qeybgalo
Qoraal ka soo baxay safaarada Maraykanka ee dalka Soomaaliya ayaa loogu baaqay Madaxweyne Maxamed Cabdulahi Farmaajo in uu xaqiijiyo in shirka loogaga hadlayo arimaha doorashooyinka ay ka soo wada qeybgalaan dhammaan madaxda ay quseyso.
Xoghayaha A Dibada ee Mareykanka Blinken oo NATO u balan qaaday
Maalintii Talaadada, Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Antony Blinken wuxuu balan qaaday inuu dib u dhiska iyo soo nooleyn doono gaashaanbuurta gaashaan buurta NATO iyo inuu la wadaagi doono qorshayaasha Mareykanka ee ku aadan ka…
Xildhibaano kulan ugaga socda Hotel Decale ee magaalada Muqdisho
Xildhibaano Ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa hadda shir uga socdaa hoteelka Decale oo ku yaala gudaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Vaccinations will be open to people over the age of 70 starting Saturday, Macron said
France will begin offering Covid-19 vaccinations to anyone over the age of 70 on Saturday, President Emmanuel Macron…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Dhiggiisa dalka Masar
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar Sameh Shoukry ayaa ka wada hadlay kor u qaadista iskaashiga labada dhinac iyo hormarinta xiriirka ka dhexeeya labada…
First images emerge from migrating detention centers on the US-Mexico border
The first pictures of children at an American migration detention center appeared on Monday and showed them sleeping…
US Secretary of State Blinken promises a “steady commitment” to NATO
On Tuesday, US Secretary of State Antony Blinken promised to rebuild and revive the transatlantic NATO military…
Toogasho dad badan ku dhinteen oo markale ka dhacay Maraykanka
Toban ruux oo uu ku jiro sarkaal booliis ah, ayaa la dilay Isniintii ka dib markii nin hubaysan uu rasaas ku furay dukaan cuntada lagu iibiyo oo ku yaal Boulder, Colorado.
Republican strategists strengthen Netanyahu’s grip on Israeli politics
Prime Minister Benjamin Netanyahu first stormed into power a quarter of a century ago and has since reshaped Israeli policy with the help of Republican…
France turns sports arenas into mass vaccination buds
France is stepping up its vaccination campaign by turning large sports arenas and other large complexes into…
US Secretary of State Blinken travels to Europe to repair ties with the EU, NATO allies
US Secretary of State Antony Blinken will launch a European charm offensive on his first official trip to Brussels on…
Madaxda dowlada iyo qaar ka mid ah madaxda Maamul goboleedyada oo shir uga furmay Afisiyoone
Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxdii kale ee shalay tegay Teendhada Afisyooni, ayaa maalintii 2aad kulan ku leh Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho.
Maxay ka wadahadleen Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug
Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug ayaa xalay kulan ku yeeshay xeyndaabka Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho iyagoo ka wadahadlay khilaaf soo kala dhex galay dhowrkii bilood ee la soo dhaafay.