17.2 C
Jawhar
Wednesday, February 21, 2018

Faahfaahin ka soo baxaysa duqeyn ka dhacday degmada Jamaame

Waxaa soo baxaya faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa duqeyn ay ka geysteen diyaarado saaka aroortii saldhig ay xooggaga Al-Shabaab ku lahaayeen degmada...

Al-Shabaab oo sheegtay in Askari Mareykan ku dishay duleedka Kismaayo

Al-Shabaab ayaa sheegtay in dagaal ka dhacay duleedka Kismaayo ee Gobolka Jubadda Hoose ay ku dishay askari Mareykan iyo afar askari oo ka tirsan...

Qeybo ka mid ah Ganacsiga Suuqa Bakaaraha oo saaka dib loo furay

Qeybo ka mid ah Ganacsiga Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa saaka dib loo furay, kaasoo labadii maalmood ee la soo dhaafay uu xirnaa khilaaf...

Wasaaradda Dastuurka Koofur Galbeedka oo xiriirka u jartay Wasaaradda Dastuurka Federaalka

Wasaaradda Dastuurka ee maamulka Koofur Galbeed ayaa shaaca ka qaaday in xiriirkii ay la lahaayeen Wasaaradda Dastuurka dowladda Federaalka, kaddib war qoraal ah oo...

Maxkamadda Ciidamada oo dil ku xukuntay Sarkaalkii dilay Taliye kuxigeenkii Ciidamada Badda

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada qalabka sida ayaa dil iyo darajo qaadis isugu dartay Sarkaalkii dilay Taliye kuxigeenkii Ciidamada Badda Saciid Mariino. Dhageysiga kiiska dilka...

Nabadoon Axmed Diiriye oo caawa ku geeriyooday magaalada Muqdisho

Allaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ahaa nabadoonada sida weyn looga yaqaano Gobolada Koofureed...

Ciidamada Ammaanka Sh/dhexe oo xabsiga dhigey qaar kamid ah ganacsatada magaalada Jowhar

Illaa iyo 17 ka mid ah ganacsatada xoolaha iyo ganacsatada caadiga ah ee magaalada Jowhar ayaa caawa lagu xirey magaalada Jowhar kadib markii ay...

Duqa Muqdisho oo Madaxda Maxkamadaha Gobolka Banaadir kala hadlay horumarinta Caddaaladda Bulshada

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) iyo madaxda Maxkamadaha gobolka, gaar ahaan Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Benaadir Mudane Aweis iyo...

Hey’adda SIMHA oo Tababar Muqdisho uga furtay Wariyeyaal

Tababarka ay soo qaban qaabisay ururka SIMHA, iyadoo ay taageeryso UNESCO waxaa diirada lagu saarayay dood ku saabsan sidafa loo siin karo saxafiyinta iyo...

Dowlada Sudan oo xabsiga ka sii deysay dad loo xirey arrimo siyaasadeed

Xukuumada Sudan ayaa xabsiga ka sii deysay inkabadan 80 ruux oo ahaa maxaabiis dhinaca siyaasada loo xirey kadib markii uu cafis u fidiyay Madaweynaha ...