Browsing Category
VIDEO
VIDEO
Hogamiye leysku haleen kaaro Hassan ali Khayre Daawo
Waxaan ahay qofka qura ee sharraxan ee saddex sano iyo bar hoggaanka Dowladda ka tirsanaa, mudo labo sano ahna hoggaanka mucaaradka ka tirsanaa, sidaa darteed khibraddeydu waxay abuuri kartaa is ogol siyaasadeed iyo Dowlad loo dhanyahay.
Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta soo xiray Madasha sanadlaha ah ee Aragti Wadaagga Heritage
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta soo xiray Madasha sanadlaha ah ee Aragti Wadaagga Heritage oo lagu qabtay dalka Djibouti taas oo sanadkan looga doodayay xasaradaha Geeska Afrika iyo sidii xal loogu heli…
Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka
Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaalada dalka Soomaaliya isagoo si gaar ah ugaga hadlay arrimaha waxqabadka ra'iisul wasaare Rooble, doorashooyinka, amniga iyo Kiiska Ikraan Tahliil.