Doorashada Shan kursi oo Golaha Shacabka oo maanta ka dhacaysa Muqdisho

Guddiga maamulka Doorashada xildhibaanada labada Aqal ee Somaliland ayaa diiwaan geliyay musharixiinta u taagan tartanka kuraasta Gollaha Shacabka ee BFS oo berri la qaban doono Doorashadooda.

Kuraasida laqaban-doono maanta oo ah Arbaca 2022/2/2 ayaa kala ah;
1:Hope#270
2:Hope#271
3:Hope#269
4:Hope#268
5:Hope#267
6:Hope#236

Kuraasida ayaa waxaa hore ugu fadhiyay.

1:Hope#270 Sakariye Xuseen Caarre
2:Hope#271 C/maan Maxamuud Caateye
3:Hope#269 Maxamed Cabdulahi Kaamil
4:Hope#268 Maxamed Cali Xaggaa
5:Hope#267 Seynab Maxamed Caamir
6:Hope#236 Cadnaan Cismaan Cilmi Boqore

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More