Madaxweyne hore iyo 3 ra’iisul wasaare oo baaq deg deg ah ka soo saaray Laascaanood.

Dec. 30 (Jowhar.com)-Madax hore xilal uga soo qabtay dalka ayaa soo saaray Baaq ku aadan Xaaladda magaalada Laascaanood oo maalmihii la soo dhaafay dibadbaxyo ay ka socdeen.

Shariif Sheekh Axmed, Xasan Cali Khayre, Cumar C/rashiid, C/weli Gaas iyo C/kariin Guuleed oo qoraal wadajir usoo saaray ayaa ku canbaareeyay dadka lagu laayay magaalada Laascaanood.

Maamulka Somaliland ayey ugu baaqeen iney ilaaliso Xuquuqda, badqabka Sharafka iyo dhiigga shacaboa Soomaaliyeed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More