Home News

News

Ayax soo gaaray goordhow magaalada Jowhar

Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in ayax raxan raxan u socda uu soo gaaray maanta magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle. Xaafado...

Qarax lagula eegtay ciidamo Milatari ah gobolka Galgaduud

Wararka ka imanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya in qarax lagula eegtay inta u dhaxaysa magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel. Wararku...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Danjiraha Turkiga Mehmet Yilmaz

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Mehmet Yilmaz ayaa adkeeyey...

Ayax ku habsaday deegaano ka mid ah gobolka Sh/dhexe

Ayax faro badan ayaa lagu soo waramayaa inuu ku habsaday degaano badan oo ka tirsan gobolka Sh/hdexe kaas oo dhibaato badan ku haya beeralayda...

Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Miisaaniyadda 2021

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu meel mariyey ku talagalka Miisaaniyad sanaddeedka Dowladda ee 2021 oo ay qeyb ka tahay qarashka doorashada...

Qunsuliyada Faransiiska ee magaalada Jeddah oo la weeraray

Nin mindi watay ayaa weeraray qunsuliyadda Faransiiska ee Jiddah, wuxuuna halkaas ku dhaawacay mid ka mid ah waardiyeyaasha. Wakaalada wararka ee AFP ayaa sheegtay in...

Madaxweynaha Hirshabelle Waare oo magacaabay Guddiga Doorashada Dadban ee Hirshabelle

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay 8-da Xubnood ee Guddiga Doorashada Dadban ee dowlad goboleedyada Hirshabelle, 8-da Xubnood ayaa waxaa wehlin doona 3...

Qaramada Midoobay oo dambi ku weysay Taliyaha Ciidamada Booliska gobolka Banaadir

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa shaaciyay in wax dambi oo ku saabsan inuu la leeyahay xiriir Al-Shabaab lagu waayey Taliyaha ciidamada Boolsika gobolka Banaadir...

Weerar Toorey loo adeegsaday oo lagu diley 3 ruux magaalada Nice ee dalka Faransiiska

Saddex qof ayaa ku dhintay weerar toorrey loo adeegsaday oo ka dhacay magaalada Nice, ee dalka Faransiiska. Duqa magaalada Nice Christian Estrosi ayaa sheegay in...

Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Xarunta Daraasaadka Al-Ahraam ee Qaahira

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa hadal ka jeediyay xarunta daraasadda Istiraatiijiyadda iyo Siyaasadda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dowlada ugu baaqay inay hirgeliso Doorashada 2020/2021

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Barlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan, oo xalay ka qeyb galay munaasabad looga mahadcelinayay anxisinta xukuumadda Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa sheegay...

Qaramada Midoobay oo ka hadashay dilka shaqaale lagu diley Muqdisho

labada shaqaale samafal ee Soomaaliyeed waxay ku shaqeynayeen ololaha socday ee tallaalka cudurka dabaysha, ee ay soo qabanqaabiyeen Sanduuqa Carruurta ee Qaramada Midoobay (UNICEF),...

Most Read

Xildhibaanada baarlamaanka 2aad Hirshabelle oo la dhaariyay

Xaflad lagu dhaarinayay xildhibaanada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa lagu qabtay magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle. Inkabadan  90 xildhibaan ayaa lagu dhaariyay xarunta baarlamaanka Hirshabelle...

Wararkii ugu dambeeyay dhul gariir ku dhuftay Turkiga

Dhulgariir xoog leh ayaa ku dhuftay xeebta Aegean ee Turkiga iyo waqooyiga jasiiradda Giriigga ee Samos, halkaas oo uu ku burburiyey guryo ayna ku...

Xildhibaanada Baarlamaanka 2aad ee Hirshabelle oo maanta la dhaarinayo

Xildhibaanada Baarlamaanka 2aad ee Hirshabelle ayaa lagu waddaa in maanta magaalada Jowhar lagu dhaariyo. Illaa 99 xildhibaan ayaa la dhaarin doonaa kadib markii la dhamaystiray...