Browsing Category
NEWS
Shabaab oo shaqaale caafimaad ka soo afduubatay gudaha dalka Kenya.
Nov. 02 (Jowhar.com) -Booliiska dalka Kenya ayaa sheegay in maleeshiyo loo maleynayo inay ka tirsan yihiin Al-shabaab ay laba ka mid ah shaqaalaha caafimaadka, darawalkii waday gaari nooca ambalaas ah iyo bukaankii ay wadeen ay ka…
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weerar ka dhacay deegaanka Milxo.
Nov. 02 (Jowhar.com) -Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo xalay ka dhacay deegaanka Milxo ee Gobolka Sanaag.
Shirka madaxda Jaamacadda Carabta oo ka furmay Aljeeriya iyo madaxweyne Xasan oo ka qeyb galay.
Nov. 02 (Jowhar.com) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka meertada 31-aad ee Shir-madaxeedka Ururka Jaamacadda Carabta oo ka furmay magaalada Aljeris ee dalka Aljeeriya.
Mareykanka oo cunaqabateyn saaray xubno Daacishta Soomaaliya kamid ah.
Nov. 02 (Jowhar.com) -Wasaarada Lacagta ee dalka Maraykanka ayaa cunaqabatayn saartay xubno ka tirsan ururka Daacish ee Soomaaliya oo lagu eedeeyey inay ku lug leeyihiin iibka hubka ee Bariga Afrika, sida ay qortay Wakaaladda Wararka ee…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo laba qodob oo xasaasi ah kala hadlay António Guterres.
Nov. 01 (Jowhar.com) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Al-jeeriya uga qeyb galaya Shir Madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta ayaa halkaas kulan kula qaatay Xogahayaha Guud Qaramada…
Ra’iisul wasaare Xamze oo ganacsatada kala hadlay gurmadka qaraxyadii Zoobe2.
Nov. 01 (Jowhar.com) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa kulan la qaatay xubno ka socday Ganacsatada Soomaaliyeed oo uu kala hadlay kaallinta kaga aadan Gurmadka iyo taakuleynta dadkii ku wax…
Baadigoobka dad lagu waayey qaraxyadii Zoobe oo wali ka socda Muqdisho.
Nov. 01 (Jowhar.com) -Magaalada Muqdisho waxa wali ka socda baadigoobka dhawr iyo toban qof oo lagu la’yahay qaraxyadii Sabtidii ka dhacay isgoyska Soobe, kuwaas oo markii cid ugu war dameysay joogay halka ay dhibaatadu ka dhacday.
Shaabaab loo heysto qaraxyo ka dhacay Gaalkacyo oo dil toogasho lagu fuliyay.
Nov. 01 (Jowhar.com) -Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamadda qalabka sida ayaa saaka xukun dil toogasha ah waxa ay ku fulisay xubin ka tirsan kooxda Al-Shabaab, kaasoo hore dil u geystay.
Golaha amaanka Qaramada Midoobe oo mudo kordhin u sameeyay UNSOM.
Nov. 01 (Jowhar.com) -Kaddib dib u eegistii istaraatiijiyadeed ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay uu ku sameeyay Howlgalka xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), Golaha Ammaanka ayaa kordhiyey muddadii hawlgalka ee ay ka…
Madaxweyne Xasan oo u safray Algeria, kulanna la qaatay wasiir ka tirsan Sudan.
Nov. 01 (Jowhar.com) -Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay u ambabaxay dalka Aljeeriya oo uu ka dhacayo shir madaxeedka wadamada Carabta.
Shirkii golaha wadatashiga Qaran oo la soo gabagabeeyay iyo War-murtiyeed laga soo saaray.
Oct. 31 (Jowhar.com) -Golaha Wadatashiga Qaran ayaa war murtiyeed ka soo saaray shir Muqdisho ugu socday Afar cisho, waxaana Goluhu ka soo saareen illaa Shan qodoboo ka mid ah Sugidda Amniga, La dagaalanka Argagixisada, Dardar gelinta dib u…
DFS oo shaacisay iney korordhay tirada dadka ku dhintay qaraxyadii Zoobe2.
Oct. 31 (Jowhar.com) -Waxa sii kordhaysa tirada dadka ku dhintay qaraxyadii is xigxigay ee Sabtidii ka dhacay dhismaha wasaaradda waxbarashadda oo ku taala isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho, waxana saacaddihii ugu dambeeyay maydad kale…
Mareykanka oo shaaciyay talaabada uu qaadayo kadib qaraxyadii Zoobe2.
Oct. 31 (Jowhar.com) -Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa cambaareeyey qaraxyadii Sabtidii ka dhacay agagaarka Zoobe ee magaalada Muqdisho kuwaas oo ay ku dhinteen dad ka badan 100 qof.
Xildhibaan sheegay in saraakiil ciidan ay Shabaab magaalada usoo galiyaan qaraxyada
Oct. 31 (Jowhar.com) -Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ah mudane ka tirsan golaha shacabka ayaa banaanka keenay xogta saraakiil ka tirsan laamaha amaanka ee dowladda oo Shabaab u fududeeyay iney qaraxyada uga soo gudbiyaa baraha…
Somaliland oo la wareegtay degmo ay Puntland ka qaban rabtay doorasho qof iyo cod ah.
Oct. 31 (Jowhar.com) -Ciidamadda Somaliland ayaa la wareegay degmada Boocame ee gobolka Sool, kadib markii ay la soo galeen ciidamo milatari ah oo aad u fara badan.
Maxkamadda Ciidamadda oo dil toogasho ku fulisay saddex Shabaab ah.
Oct. 31 (Jowhar.com) -Maxkamadda Ciudamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka oo Isniin ah fagaaraha Iskuul Bulusiya ee Magaalada Muqdisho waxaa ay xulunkii dilka toogashada ahaa kufulisay Saddex rag ah, kuwaas oo lagu helay Qaraxyo ay…