War murtiyeed laga soo saaray shirkii beelaha Hawiye oo lagu diiday muddo kororsiga

War murtiyeed ayaa laga soo saaray shirka aaya ka tashiga Beeweynta Hawiye oo galabta ka dhacay Muqdisho, kaasoo ay isugu yimaadeen Musharaxiinta Madaxweynaha, Xildhibaanada labada aqal, odayaal dhaqameed, siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan bulshada.

Shirka ayaa laga soo saaray war murtiyeed ka kooban 10 qodob, waxaana shirka ka akhriyay Xildhibaan Mahad Salaad.

War murtiyeedka ayaa lagu sheegay inuu sharci darro yahay musdo kororsiga, in si degdeg ah looga laabto go’aanka muddo kororsiga, isla markaana waddo kasta lagu hor istaago muddo kororsiga si aysan u mee marin.

halkan hoose ka akhriso:-

war murtiyeed laga soo saaray shirkii beelaha hawiye oo lagu diiday muddo kororsiga war murtiyeed laga soo saaray shirkii beelaha hawiye oo lagu diiday muddo kororsiga