Adeeg cusub oo la magac baxay BURAAQ oo laga daahfuray magaalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa laga daahfuray maanta adeeg la magac baxay BURAAQ oo ay si wadajir ah u daahfureen AGRO Bank iyo Shirkadda isgaarsiinta SOMNET.

Addeegaan ayaa ah mid ku salaysan baahida bulshada Soomaaliyeed ee ku salaysan helitaanka adeegyo bangi oo fudud islamarkana ay halkaan maanta ku kala saxiixdeen heshiis iskaashi ganacsi oo lagu hirgalinayo adeeg cusub oo lagu magacaabo Buraaq, kaas oo isku xiraya adeegga jeeb iyo Agro bank.

Adeegga buraaq waxa uu macaamiisha akoonka ku leh bangiga Agro u sahalayaa in ay si fudud u maamushaan lacagahooda bangiga iyaga oo adeegsanaya Adeega jeeb.
Macamiilku waxaa uu adeegsanayaa adeegga JEEB ee shirkada SOMNET si uu lacag u dhigto ama ugala baxo akoonkiisa AGRO BANK.

Adeegga JEEB waa adeeg ku shaqeeya talefoonka gacanta islamarkana uu macmiilku ku maamulan karo lacagtiisa Jeeb.

Macaamiisha buuxiya shuruudaha ee doonaya in ay furtaan Adeegga buraaq waxaa ay booqan karaan xarumaha Agro-bank ee Magaaladda Muqdisho halkaas oo ay ka heli doonaan diiwaangalin fudud.

adeeg cusub oo la magac baxay buraaq oo laga daahfuray magaalada muqdisho

adeeg cusub oo la magac baxay buraaq oo laga daahfuray magaalada muqdisho adeeg cusub oo la magac baxay buraaq oo laga daahfuray magaalada muqdisho adeeg cusub oo la magac baxay buraaq oo laga daahfuray magaalada muqdisho adeeg cusub oo la magac baxay buraaq oo laga daahfuray magaalada muqdisho adeeg cusub oo la magac baxay buraaq oo laga daahfuray magaalada muqdisho