Akhriso Kuraasta Aqalka Sare ee maanta lagu dooranayo magaalada Jowhar

1,442

Waxaa maanta maalintii labaad lagu qabanayaa magaalada Jowhar doorshada xubnaha Aqalka Sare ku metelaya Hirshabelle kadib xalay markii la doortay saddex Senatar.

Maanta ayaa waxaa la filayaa in sidoo kale la doortay Saddex Sanoter, iyadoo maalinta berito ah loo soo geba-gabeeyay doorashada Aqalka Sare ee degaannada Hir-Shabeelle, waxaana musharixiinta Maanta ku tartami doona Saddex kursi ay kala yihiin.

Kursiga ugu xiisaha badan ee maanta lagu doorashadiisu ay ka dhici doonto Jowhar ayaa waxaa ku tartami doona.

1: Dr Cismaan Maxamuud Dufle
2: Ambass; Maxamuud Axmed Nuur tarsan
3: Raage Xasan Xuute

Sidoo kale waxaa ka mid ah kuraasta lagu tartamayo kursiga ay ku tartamayaan saddexda musharax ee kala ah

1: Xasan Iidow Muxumed
2: Cabdinuur Ibraahim nuur
3 : Cismaan Axmed Macow

Waxaa kale oo doorashada isku haleeli doono kursi ay ku tartamayaan shan musharax oo mid ka mid ah ay tahay haween.

1:  Cali Shacbaan Ibraahim
2:  Cabdalle Xuseen Cabdi
3:  Caasho Xuseen Abuukar
4: Cabdulahi tawaad
5: Cabdiqaadir Xanafi