Akhriso;Magacyada Guddiga Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka

Rooble

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka ee heer Federaal oo dhameystir u ah heshiisyadii doorashooyinka ay gaareen Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda dowlad Goboleedyada.Xubnaha Guudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka 2020-2021 ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa ay kala yihiin:

  1. Cabdiwali Maxamuud Cilmi
  2. Maxamed Xassan Maxmed
  3. Mahad Dheere Xaashi
  4. Mowliid Mataan Salaad
  5. Faadumo Maxamed Cabdullaahi
  6. Cabdiraxiin Cabdicasiis Aadam
  7. Caasho Abuukar Qaasim
  8. Madiina Adan Malaboow
  9. Cabdinuur Maxamed Axmed
  10. Saciido Maxamed Muscid
  11. Maxamed Aadan Cusmaan
  12. Faaduma Cabdirisaaq Sheekh Ciise
  13. Axmed Maxamed Ducaale
  14. Caydaruus Saalax Yuusuf
  15. Cabdijabaar Cabdullaahi Faarax
  16. Liban Abukar Osman.
  17. Yusuf Mohamed Kheyr
  18. Muse Geelle Yusuf
  19. Cabdiweli Cali Cabdulle (Timacade)
  20. Cabdicasiis Sheikh Xuseen Dayib
  21. Xaawa Xaaji Maxamed Malindi
  22. Liibaan Axmed Xasan
  23. Cabdiaziz Cabdiraxman Yusuf
  24. Cabdinaasir Maxamed Guuleed
  25. Maxamed Maxamuud Caddow