Allaha u naxariistee Hooyo Amino Sheekh Abdi oo Jowhar ku geeriyootay Maanta

Inaa Lilaahi wa Inaa Ilaahi Raajicuun. Alle ha u naxariistee Hooyo Amino Sheekh Abdi oo maanta Jowhar ku geeriyootay.

Haddaba, aniga oo ku hadlaya magaceyga iyo kan Reer Yusuf Moallin, kana tiiraanyeysan geerida naxdinta leh ee ku timid  Hooyo Amino Sheekh Abdi ayaa waxaan halkaan tacsi uga dirayaa dhamaan.

Qoyska Reer Axmad Hilowle iyo Reer Sheeq Abdi, qaraabada iyo asxaabta eey Marxuumada ka baxday, waxaana Ilaah ugu baryeeyna in oow siiyo Janatul Fardowsana.

Intii aay ka baxdayna saamir iyo imaan ha ka siiyo waxii aay dhashay iyo waxii aay dhaleenba Amiin