C/kariin Guuleed oo soo bandhigay Qormo uu ugu magac daray “Afartii sano ee siyaasaddii Ismoog 2017-2021)

Iyadoo muddo xileedka Madaxweyne Farmaajo muddo saacad ka harsan tahay ayaa Qormo uu qoray Musharax Madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed waxaa uu ugu magac daray “Afartii sano ee Siyaasaddii ismoog 2017- 2021”

C/kariin Xuseen Guuleed ayaa waxaa uu dib ugu milicsaday nidaamkii Madaxweyne Farmaajo ee afartii sano ee la soo dhaafay.

Illaa shan qodob ayuu ku soo koobay qormadiisa oo kala ahaa Amniga, Dhaqaalaha, dib u heshiisiinta, dimoqraadiyada, xiriirka Caalamiga iyo arrimo kale.

Halkan hoose ka akhriso:-