Guddiga Doorashada Jubbaland oo shaaciyay Jadwalka qabashada doorashada 6 kursi

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa shaaciyey jadwalka qabashada doorashada 6-kursi oo ka mid ah 14-kii kursi oo lagu dhawaaqay dhawaan.

Guddiga doorashada ayaa soo bandhigey habraaca qabashada lixdan kursi iyadoo doorashadooduna ay dhacayso taariqdu marka ay tahay 23/01/2022 oo ku beegan maalinta Axada ee soo socota.

Lixda kursi ee la shaaciyay jadwalka doorashadooda ayaa waxaa hore ugu fadhiyay.

HOP 028 Cabdulaahi Maxamed Aadan”Shaacir”
HOP 093 Sheekh Nuur Maxamed Xasan
HOP 107 Xaawo Maxamed Aadan
HOP 111 Maxamed Nuur Iftiin”Shambara”
HOP 114 Cabdulqaadir Maxamed Cusmaan
HOP 120 Cabdulqaadir Sh.Cali Ibraahin Baqdadi.

Halkan Hoose ka akhriso jadwalka doorashada lixda kursi.

guddiga doorashada jubbaland oo shaaciyay jadwalka qabashada doorashada 6 kursi

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More