Guddiga Xalinta khilaafaadka oo beeniyay inuu is hortaag ku sameeyay dacwado loo soo gudbiyay

524

Qoraal ka soo baxay guddiga xalinta khilaafaadka ayaa lagu beeniyay in guddiga uu ishortaag ku sameeyay dacwado loo soo gudbiyay isla markaana go’aano uu guddiga gaaray aan loo raacin habraacii loo dejiyay.

Sidoo kale qoraalka ayaa waxa uu guddiga uga dalbaday Midowga Musharaxiinta inay keenaan caddeymo muujinaya in Guddigu is hor-taagay inuu qabto dacwado iyo go’aano u guddiga gaaray oo aan loo marin habraacii loo dajiyay.

Halkan hoose ka aqriso Qoraalka ay soo saareen guddiga xalinta khilaafaadka;

guddiga xalinta khilaafaadka oo beeniyay inuu is hortaag ku sameeyay dacwado loo soo gudbiyay