Jubbaland Iyo Puntland oo ku eedeeyay Madaxda Dowlada inay Xagal-Daacinayaan Shirka Muqdisho

War saxaafaded wadajir u soo saareen Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa waxay walaac ka muujiyeen in Madaxda sare ee muddo xileedkeedu dhammaaday ee dowladda Federaalka ay xagal daacinayaan qabsoomida shirkii loo fadhiyay inuu ka dhaco Muqdisho.

Wafdiga ka socda Puntland iyo Jubbaland muddo saddex todobaad ku sugan yihiin Muqdisho, iyagoo ka jawaabay dalabkii Beesha Caalamka ee ahaa in shir wadatashi la isugu yimaado.

Halkan ka aqriso war saxaafadeedka ay soo saareen madaxda Jubbaland iyo Puntland;

jubbaland iyo puntland oo ku eedeeyay madaxda dowlada inay xagal-daacinayaan shirka muqdisho

jubbaland iyo puntland oo ku eedeeyay madaxda dowlada inay xagal-daacinayaan shirka muqdisho