Madasha Badbaado Qaran oo ka digtey Muddo Kororsi

Madasha Badbaado Qaran oo ay midoobeen Golaha musharaxiinta, madaxda Puntland iyo Jubbaland iyo siyaasiyiin ka soo jeeda Somaliland ayaa si adag uga soo horjeestay muddo kordhin loo sameeyo Madaxweyne Farmaajo iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Qoraal goor dhow ay soo saareen Madasha ayaa lagu sheegay in tallaabada muddada loogu kordhinayo hey’adaha Dastuuriga aysan gacmaha ka laaban doonin.

Sidoo kale waxa sheegeen in hanjabadda ka dhanka ah 15-kii xildhibaan ee uu Mursal sheegay in uu ka ganaxay kulamada golaha shacabka, waxii masuuliyad darro ee ka imaada uu Goddmiyaha golahaas uu qaadi doonno.

Halkan hoose ka aqriso qoraalka ka soo baxay Madasha Badbaado Qaran;

madasha badbaado qaran oo ka digtey muddo kororsi

madasha badbaado qaran oo ka digtey muddo kororsi