Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Safiirka dalka Jabuuti

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta la kulmay safiirka Dalka Jabuuti ee Soomaaliya.

Labada masuul ayaa ka wada hadlay xaalada guud ee dalka iyo xiriirka dowladda aan walaalaha nahay ee Jabuuti iyo Galmudug.

Sidoo kale waxa ay ka wada hadleen arimaha doorashooyinka iyo dadaalada loogu jiro dhameystirka arimaha doorashooyinka.

Madaxda dowlad goboleedyada ayaa intooda badan waxa ay ku sugan yihiin magaalada Muqdisho iyadoo ay ka socdaan caasimada dalka kulamo lagu doonayo in lagu xaliyo khilaafka arrimaha doorashooyinka.

madaxweynaha galmudug oo la kulmay safiirka dalka jabuuti madaxweynaha galmudug oo la kulmay safiirka dalka jabuuti madaxweynaha galmudug oo la kulmay safiirka dalka jabuuti