Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qirtay guuldaradisa

trump

Trump on Twitter: Biden wuxuu ku guuleystay doorashadii Mareykanka ee musuq-maasuqa ahayd.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa hadda xusay Joe Biden markii ugu horreysay inuu ku guuleystay doorashadii madaxweynaha.

Barta Twitter-ka ayuu Trump ku qoray in Biden uu ku guuleystay sababtoo ah doorashadii la musuqmaasuqay, laakiin wax caddeyn ah uma soo bandhigo arrintaas.

Ma cadda in hadalkaas loo fasiran karo madaxweynaha oo qiraya guuldarro.

Waxii warar ah kala soco Jowhar.com somali news leader