Meydkii Marxuum Cabdixakiin Dhagajuun oo maanta lagu aasay Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka iyo dadweyne fara badan ayaa ka qeyb galay salaadda Janaazada Allaha u naxariistee Marxuum Cabdixakiin Dhagajuun oo lagula tukaday masjidka Isbahaysiga Islaamka.

Dhamaan dadkii ka qeybgalay janaasadii iyo aaskii marxuumka ayaa waxa ay eebbe uga baryeen in uu marxuumka jannadii Firdows ka waraabiyo.

Allaha u naxariistee Guddoomiyihii degmada Hodan Marxuun Cabdixakiin Dhagajuun ayaa habeen hore ku dhintay rasaas uu furay askari ka tirsan Booliska oo ku sugnaa kontrol ku yaalla isgoyska Howlwadaag, xili gaariga guddoomiyaha uu halkaas marayey.

meydkii marxuum cabdixakiin dhagajuun oo maanta lagu aasay muqdisho meydkii marxuum cabdixakiin dhagajuun oo maanta lagu aasay muqdisho meydkii marxuum cabdixakiin dhagajuun oo maanta lagu aasay muqdisho meydkii marxuum cabdixakiin dhagajuun oo maanta lagu aasay muqdisho meydkii marxuum cabdixakiin dhagajuun oo maanta lagu aasay muqdisho