Midowga Musharaxiinta oo ku baaqay shirka Dhuusamareeb inuu noqdo mid loo dhan yahay

Qoraal ka soo baxay Midowga Musharaxiinta ayaa ku baaqay in shirka Dhuusamareeb uu nqodo mid loo dhan yahay si go’aanada ka soo baxaya ay u noqdaan kuwo wada oggol ah oo la meel marin karo ,meteli karana rabitaanka shacabka Soomaaliyeed.

Sidoo kale qoraalkan oo soo baxay xilli uu gabagabo maraya shirka Dhuusamareeb ayaa lagu xusay in goluhu uusan aqbalayn in dalka ay xukumaan shaqsiyaad iyo hay’ado muddo xileedkoodu dhamaaday.

Qoraalka ayaa Midowga Musharaxiinta waxa ay eedeyn ugu soo jeediyeen dowlada federalka in ammaanka dalka ay dayacday.

Halkan hoose ka aqriso qoraalka ka soo baxay Midowga Musharaxiinta;

midowga musharaxiinta oo ku baaqay shirka dhuusamareeb inuu noqdo mid loo dhan yahay