Home News

News

Beesha Caalamka oo boggaadisay wada hadalka RW Rooble iyo Musharaxiinta

Beesha Caalamka ayaa soo dhoweeyay sii socoshada wada hadalada u dhaxeeya Ra'iisul Wasaare Rooble iyo Midowga Musharaxiinta, kaddib shirkii 25 bishii Febraayo ee guusha...

XOG: Safarka Wasiirka Batroolka iyo Madaxa Shirkadda Coastaline ku joogaan Mareykanka

Kadib fashilkii bishii Janaayo ee sanadkan ee ka dhacay saxiixa heshiiska lagu siinayay xirmooyin shidaal sharikadaha Coastal ( Somaoil and Gas) iyo Liberty, ayaa...

Mahad Salaad “Farmaajo wuxuu ka cararayaa Bannaan baxa Maalinta Sabtida, maxaa diidaya inaan soo hormarsano”

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah Ergada waan waanta ka dhex waday Midowga Musharaxiinta iyo Ra'iisul Wasaaraha ayaa ku eedeeyay in Madaxweyne...

Maamulkii Donald Trump oo 276 duqeyn ka fuliyey Soomaaliya

Hay’ad fadhigeedu yahay dalka Biritan oo diiwaangelisa dadka rayidka ah ee ku waxyeellooba colaadaha laguna magacaabo Airwars ayaa sheegtay in weerarrada uu Maraykanku qaaday...

Madaxweynaha Israel oo ka gudoomay warqadaha aqoonsiga Safiirka wadanka Imaaraadka Carabta

Safiirka Imaaraadka u fadhiya Israel Mohamed Al Khaja ayaa waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Israel Reuven Rivlin. Madaxweynaha Israa’iil Reuven Rivlin ayaa si rasmi ah...

Weriye ka shaqeynayay gobolka Tigray oo xabsiga loo taxaabay

Milatariga dalka Itoobiya ayaa xabsiga u taxaabay weriya ka tirsan BBC-da oo ku sugnaa gobolka ay colaaduhu ka socdaan ee waqooyiga ku yaalla ee...

Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay shir lagu dhameystirayo arrimaha doorashooyinka

Madaxweynaha Soomaaliya ee waqtigiisa dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in 4-ta bisha Maarso oo ku beegan khamiista soo socota inuu martigelinayo munaasabad...

Akhriso; Magacyada Guddi isku dhaf ah oo Dowlada iyo Midowga Musharaxiintu ay ku heshiiyeen

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta la qaatay Madaxda Midowga Musharaxiinta kulan dhammeystir u ah heshiiskii 25-kii Febraayo ay...

Maxkamada Caalamiga ah ee ICJ oo war ka soo saartay dacwadda badda ee Somaliya iyo Kenya

Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee The HAGUE ayaa war qoraal ah oo ay ka soo saartay kiiska muranka dhanka badda ah ee u...

Weriye Jamaal Faarax oo lagu diley caawa magaalada Gaalkacyo

Allaha u naxarisitee Jamaal Faarax Aadan oo ahaa weriye ka howlgalijirey magaalada Gaalkacyo aya caawa lagu diley waqooyiga magaalada Gaalkacyo. Wararka ayaa sheegaya in weriye...

Madaxweynihii hore ee Faransiiska Nicolas Sarkozy oo 3 sano oo xarig ah lagu xukumay

Madaxweynihii hore ee Faransiiska Nicolas Sarkozy ayaa lagu xukumay seddex sano oo xarig ah kadib markii lagu helay musuqmaasuq. 66 jirkan ayaa lagu helay dambi...

Maamulka gobolka Banaadir oo amray in dadka ay xirtaan Af-xir ama Mask

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mdane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa maanta waxaa uu amar ku bixiyey in bulshada caasimadda ay xirtaan...

Most Read