Browsing Category
NEWS
Sawirro: Faysal Cali Waraabe oo Nairobi kula kulmay Gaas iyo Cumar C/rashiid + hadal heyn ka dhashay…
June 22 (Jowhar.com)- Gudoomiyaba xisbiga mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa la kulmay Madaxweynihii hore ee Puntland C/weli Gaas, Ra'iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid & Ra'iisalwasaare ku xigeenkii hore ee…
Wararkii u danbeeyay Soomaali badan oo lagu dilay dalka Itoobiya iyo xaaladda oo kacsan.
June 22 (Jowhar.com)- Wararka ka imanayo dalka Itoobiya ayaa sheegaya in kudhowaad 10 qof oo Soomaali ah la dilay, waxaana sidoo kale dhac baahsan loo geystay xoolo ay wateen.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo loogu baaqay inuu wadahadal la galo Shabaab.
June 22 (Jowhar.com)- Hay'adda xasaradaha caalamka ee loo soo gaabiyo ICG ayaa faahfaahin ka bixisay dhibaatooyiinka ka dhashay dagaalka lagula jiro ururka Al-Shabab, xilli dhanka kalena ay ku talisay hay'addani in wakhti xaadirkan ay…
Faah faahino laga helayo dib u dhaca kulanka ra’iisl wasaaraha lagu horgeynayo baarlamaanka.
June 22 (Jowhar.com)- Waxaa maanta dib u dhac uu ku yimid kulan balaaran oo lagu waday in golaha shacabka lagu horgeeyo ra'iisul wasaaraha magacaaban ee dalka Xamse Cabdi Barre, waxaana warar dheeraada laga helayaa sababaha keenay…
Gudoomiyaha golaha shacabka oo dalka dib ugu soo laabtay, kana hadlay safarkiisii Nairobi.
June 22 (Jowhar.com)- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohamed Nur-Madobe oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar qaatay dhowr maalmood uu ugu maqnaa magalada Nairobi ee dalka…
C/raxmaan C/shakuur oo ka hadlay sababaha soo noqnoqoshada abaaraha.
June 21 (Jowhar.com)-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa maanta ka qeybgalay kulanka oo ay soo qabanqaabiyeen Golaha…
Gudoomiyaha golaha shacabka oo si kulul uga hadlay heshiiska dib loogu fasaxayo Qaadka Kenya.
June 21 (Jowhar.com)-Gudoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa ka hadlay heshiiska la filayo in 5-ta bisha soo socota ee Luulyo ay kala saxiixdaan…
Afar kamida Kooxdii dilalka iyo qaraxyada ka geysan jirtay Boosaaso oo dil toogasho lagu xukumay.
June 21 (Jowhar.com)-Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in Maxkamada darajada 1aad ee Ciidamada qalabka Sida ee shanta Gobol iyo dambiyada culus ee Puntland ay xukun dil ah ku riday Afar kamid ah…
Rooble oo kulankiisii u danbeeyay ee golaha wasiirada gudoomiyay.
June 21 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha XFS ee shaqada ka sii tagaya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddoomiyay shirkii ugu dambeeyay Golaha Wasiirrada, kaas oo dib loogu eegay howlihii u qabsoomay Xukuumaddiisa muddadii ay shaqeyneysay.
Deni iyo Karaash oo heshiis hordhaca ah ka gaaray khilaafkooda.
June 21 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo kuxigeenkiis Axmed Karaash ayaa kulan albaabada u xirnaa ku yeeshay xarunta madaxtooyada ee Garoowe, iyagoo ka wada hadlay xal u helista khilaafkooda.
Wararkii u danbeeyay qarax lagu weeraray xarun caafimaad oo ku taala duleedka Muqdisho.
June 21 (Jowhar.com)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xooggan oo xalay ka dhacay deegaankaTabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxaas uu ka dhashay khasaare kala duwan.
Mas’uul ka tirsan xisbiga UCID oo lagu dilay magaalada Laascaanood.
June 21 (Jowhar.com)-wararka naga soo gaarayo gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay kooxo hubeysan ay ku dileen Guddoomiyaha Gobolka Sool ee Xisbiga UCID Maxamed Aflahaar.
In ka badan 100 qof oo lagu dilay gobolka Oromada ee dalka Itoobiya
June 20 (Jowhar.com)- Inka badan 100 ruux oo u badan qowmiyadda Axmaarada ayaa lagu dilay weerar ka dhacay gobolka Oromada ee dalka Itoobiya, sida ay sheegeen dad goob joogayaal ah.
Safiirka Soomaaliya ee dalka Serbia oo warqadaha aqoonsiga laga gudoomay
June 20 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Serbia Aleksandar Vučić ayaa Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsanaan doona Dalka Serbia Maxamed Cabdullahi Axmed.
C/raxmaan C/shakuur iyo kuxigeenka wakiilka Qaramada Midoobe oo tegay xerooyin ku yaala Doolow.
June 20 (Jowhar.com)-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa safar shaqo maanta ku tagay magaalada Doolow ee gobolka Gedo.
Amar la duldhigay dadka leh Guryaha iyo Goobaha Ganacsi ee saaran Wadooyinka Muqdisho.
June 20 (Jowhar.com)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlaayay u-diyaar garowga Todobaadka Xorriyadda Soomaaliya ee 26 june iyo 1 da…