Browsing Category
NEWS
NEWS
Inkabadan 10 ruux oo ku geeriyootay dagaal ka dhacay Sh.Hoose
May. 20 (Jowhar.com)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal sababay khasaare dhimahso iyo dhaawacba leh oo ka dhacay gobolka Sh.Hoose.
IMF oo soo Gabagabeeysay dib -u – eegistii 5aad ee barnaamijka Deyn Cafinta Soomaaliya
May. 20 (Jowhar.com)-Hey'adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa warbixin ka soo saartay heerka qiimaynta hannaanka dib-u-eegista 5-aad ee Barnaamijka Deyn Cafinta Soomaaliya.
Salman Rushdie ayaa kasoo muuqday goob fagaare ah markii ugu horeysay
Qoraaga British-ka ah ee Salman Rushdie ayaa kasoo muuqday goob fagaare ah markii ugu horeysay tan iyo markii lagu weeraray mindi kaasoo ku dhawaaday in lagu dilo sanadkii hore.
Mareykanka oo ku taageeraya Ukraine diyaaradaha dagaalka F-16
May. 19 (Jowhar.com)- Mareykanka ayaa sheegay in uu ku taageerayo diyaaradaha dagaalka ee casriga ah oo ay ku jiraan F-16-ka ayna u tababari doonaan ciidamada Ukraine duuliyayaal.
Xasan Sheekh oo la kulmay Maxamed Bin Salmaan khudbadna ka jeediyay Shirweynaha Jaamacada Carabta
May. 19 (Jowhar.com)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Dhaxal-sugaha Boqortooyada aan walaalaha nahay ee Sucuudiga Amiir Maxamed Binu Salmaan, iyagoo ka wada hadlay xiriirka labada…
Jen.Maalik Caqaar oo loo magacaabay xilkii uu hayay hoggaamiyaha RSF
May. 19 (Jowhar.com)-Gudoomiyaha golaha Madaxbanaanida dalka Suudaan ahna taliyaha ciidamada Qalabka Sida, Gen Cabdifataax Alburhaan ayaa u magacaabay ku xigeenka golaha madaxbanaanida, Maalik Caqaar oo ahaa xubin kamid ah golahaas.
Madaxda Soomaaliya iyo Ciraaq oo wadahadal gaar ku yeeshay Sucuudiga
May. 19 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jeddah kula kulmay ra’isulwasaaraha dalka Ciraaq mudane Mohammed Shia al-Sudani.
Wararkii u danbeeyay xaalada magaalada Laascaanood oo dagaal culus uu ka dhacay
May. 19 (Jowhar.com)-Warrarka ka imaanaya magaalada Laasacanood ayaa sheegaya in maanta xaaladdu dagan tahay kaddib dagaal culus oo shalay halkaas ku dhexmaray milatariga Somaliland iyo ciidamada la baxay SSC Khaatumo.
Isimada dhaqanka SSC oo ku baxay xiisada Garoowe ee muranka doorashada
May. 19 (Jowhar.com)-Garaaddada Gobolka Sool ayaa sheegay inay u istaageen xal u helidda muranka siyaasadeed ee hareeyay Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntaland.
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koofur Afrika
May. 19 (Jowhar.com)-Koox burcad ah oo hubeysan ayaa deegaanka Philippi oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika ku dishay muwaadin Soomalaiyeed oo ku ganacsanayay dalkaasi.
Maxaa ka cusub ololaha doorashada ee Erdogan iyo Kemal Kilicdaroglu?
May. 19 (Jowhar.com)-Musharaxa la loolamaya madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa Khamiistii xoojiyey codkiisa ka dhanka ah muhaajiriinta, isaga oo wacad ku maray inuu dhammaan muhaajiriinta ku celin doono dalkooda, haddii lagu doorto…
Askarta Yukreeniyaanka Waxay Isku Diyaariyeen Aargoosi La Filayo Oo Xoog Leh.
Wariyaasheena gaarka ah - Ciidamada qalabka sida ee Ukraine ayaa isu diyaarinaya weerar rogaal celis ah oo ka dhan ah Ruushka. Gobolka Zaporizhzhia, oo ku yaal meel u dhow jiidda hore ee koonfureed, ayaa waxaa ka socda barnaamij tababar…
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo gaaray Boqortooyada Sacuudi Carabiya
May. 18 (Jowhar.com)-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa gaaray magaalada Jidda ee dalka Boqortooyada Sucuudi Carabiya.
NISA oo gacanta ku dhigtay saanad ciidan oo Shabaab loo waday iyo ganacsatadii waday
May. 18 (Jowhar.com)-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ayaa Dekada Muqdisho ku qabtay alaabo ay ciidamada Isticmaalaan oo ay ku jiraan Saanad ciidan kuwaas oo loo waday Khawaarijta Al-Shabaab.
Somaliland oo SSC ku eedeysay iney ka carqaladeysa xuska 18-ka May
May. 18 (Jowhar.com)-Somaliland ayaa war ka soo saartay dagaalkii xoogganaa ee saaka ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, iyadoo dagaalkaasi uu sababay khasaare kala duwan oo dhimasho iyo dhaawacba leh.
Xasan Sheekh oo waxqabad xumo ku eedeeyay ATMIS, amaanna u jeediyay SNA
May. 18 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Qatar ayaa la hadlay Saraakiil iyo Saraakiil-xigeenno ku biiraya Ciidamada Qalabka Sida Soomaaliya oo tababar uu uga socda dalka Qatar.