Home News

News

Ciidamada AMISOM oo dad rayid ah ku diley degmada Mahaday

Wararkaka imanaya degmada Mahaday gaar ahaan deegaanka Buurane ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM ay ku dhex dileen gurigeeda haweeney rayid ah. Dilka ayaa yimid kadib...

Maraykanka oo Liiska Argagaxisada ka qaadayo dalka Suudaan

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Suudaan uu ka saari doono liiska dowladaha taageera argagixisada haddii ay bixiso magdhow dhan 335 milyan oo...

Madaxweyne Farmaajo oo ka codsaday Golaha Shacabka Ansixinta Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Rooble

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Wasiirka Koowaad ee dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble soo dhisidda Xukuumad tayo leh oo...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo soo dhoweyn iyo cambaareyn isugu daray golaha wasiirada la magacaabay

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan cabdi Shakuur Warsame ayaa soo dhoweeyay golaha wasiirada la magacaabay hase yeeshee waxa uu si weyn uga soo horjeestey magacaabista...

Akhriso:Liiska Golaha Wasiirada Cusub oo goor dhow lagu dhowaaqay

Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhow ku dhowaaqay liiska golaha wasiirada cusub iyadoo wajiyo cusub ay ka soo muuqdeen golahan wasiirada cusub. Wasiirada ugu...

Akhriso Magacyada qaar kamid ah golaha Wasiirada oo goor dhow lagu dhowaaqayo

Waxaa lagu wadaa in goor dhow lagu dhowaaqo gole wasiiro oo ka kooban wasiiradii hore iyo qaar cusub. Golahan wasiirada ee uu Ra'iisul Wasaare Roble...

Fanaanadii Seynab Xaaji Cali Baxsan oo Muqdisho ku geeriyootay

Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyootay maanta fanaanadii caanka ahayd Seynab Xaaji Cali Baxsan oo sanadihii la soo dhaafay xanuunsanaysay. Seynab Xaaji Cali...

Guddiga Iskaashatooyinka gaadiidleyda gobolka Banaadir oo la kala direy

Maamulka gobolka Banaadir ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku kala diray guddiga iskaashatooyinka gaadiidlayda gobolka Banaadir iyadoo lagu eedeeyey in ay ku...

Waalidiinta Muqdisho oo soo wajahday cabsi la xiriirta afduubka carruurta

Waxaa ku soo kordhaya magaalada Muqdisho wararka la xiriira afduubka loo geysanayo carruurta ku nool caasimada dalka ee Muqdisho. Cabsidan ayaa waxaa sii xoogeeyay kadib...

Taliyaha Ciidamada Booliska oo xilka ka qaaday qaar ka mid ah taliyaasha saldhigyada Muqdisho

Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya Generaal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Magacaabay Taliyeyaal Cusub, halka uu kuwo kalana xilka ka qaaday. Wareegto kasoo baxday...

Dowladaha Baxreyn iyo Israel oo si rasmi ah dib u soo ceshtay xiriirka diblumaasi

Munaasabad ka dhacday magaalada Manama ayaa wadamada Baxrayn iyo Israel waxay kala saxiixdeen xiriir diblomaasiyadeed oo buuxa. Labada dalna waxaa hadda la filayaa inay...

Taliska Qeybta 27aad oo faahfaahin ka bixiyay howlgalo ay ka fuliyeen Hirshabelle

Taliska qeybta 27aad ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgalo ay dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay ka fuiyeen deegaano ka...

Most Read