Qaar ka mid ah Xildhibaanada Gobolada Waqooyi oo soo saaray qoraal ay ugaga soo horjeedaan Cabdi Xaashi

War saxaafadeed ay ku saxiixan yihiin illaa 47 Xildhibaan ka kala tirsan Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare oo ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ayaa waxay ku sheegeen in Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi aanu ku matalin Xildhibaannada labada Gole hadalada iyo qoraalada uu ka soo saarayo, kuna duriyo dhismaha Guddiyada doorashada.

Sidoo kale waxay caddeeyeen in dhismaha Guddiyada doorashada loo maray hab waafaqsan heshiiskii siyaasadeed.

Halkan hoose ka aqriso qoraalka ay soo saareen xildhibaanada ka soo jeeda gobolada Waqooyi;