Ra’iisul Wasaare Rooble oo Ciidamada Booliska u xil saaray amniga Doorashada dalka

499

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa sameeyay Qorshaha Amniga Doorashada, iyadoo ay sugi doonaan amniga ciidamada Booliska.

Guud ahaan amniga doorashada ayaa waxaa maamuli doona Taliyeyaasha Booliska Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed, Gobolka Banaadir iyo Taliyaha Booliska AMISOM, waxaana dhammaantood ay hoos imanayaan ku Ra’iisul Wasaaraha.

 

ra'iisul wasaare rooble oo ciidamada booliska u xil saaray amniga doorashada dalka