Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha UK Boris Johnson

672

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha UK Britain Boris Johnson kaas oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada waddan,arrimaha amniga Soomaaliya iyo Gobolka, horumarinta waxbarashada, dhaqaalaha, siyaasadda iyo gargaarka.

Kulanka ayaa waxaa Ra’isul Wasaare Rooble ku weheliyay Wasiirada Arimaha Dibadda iyo Waxbarashada, kuwaas oo Ra’iisul Wasaaraha kala qeyb galay Shirka Caalamiga Waxbarshada ee London.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa waxa uu hore ula kulmay Xoghayaha Arrimaha Dibada Britain iyagoo ka wadahadlay sii xoojinta xiriirka labada dal.

ra'iisul wasaare rooble oo la kulmay ra'iisul wasaaraha uk boris johnson ra'iisul wasaare rooble oo la kulmay ra'iisul wasaaraha uk boris johnson ra'iisul wasaare rooble oo la kulmay ra'iisul wasaaraha uk boris johnson ra'iisul wasaare rooble oo la kulmay ra'iisul wasaaraha uk boris johnson