Shaqaalaha dowlada oo loo fasaxay laba kaclaynta cudurka covid 19

Wasaaradda Arrimaha Dibbada oo xaqiijisay in Farmaajo uu ka dalbaday dhexdhexaadin Madaxweynaha Congo
Wasaaradda Arrimaha Dibbada oo xaqiijisay in Farmaajo uu ka dalbaday dhexdhexaadin Madaxweynaha Congo

Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ay ku hakisay isku imaatinka shaqaalaha iyo xaadirintooda si looga fogaado faafidda cudurka Covid-19.shaqaalaha dowlada oo loo fasaxay laba kaclaynta cudurka covid 19

Qoraalka ayaa lagu sheegay in shaqaalaha intooda badan la fasaxay, isla markaana ay soo shaqa tegayaan oo kaliya inta aan looga maarmeyn xafiisyada hey’adaha dowladda.

Tallaabadan ayaa ah ayaa ah tii ugu horeysay ee dowladu qaado si loogaga hortago faafida cudurka Covid 19,waxaa laga yaabaa in sidoo kale la fasaxo ardayda dugsiyada lana joojiyo duulimaadyada gudaha dalka iyo dibadda sidii hore ay dowladu sameysay sanadkii hore 2020.