Shaqo Joojin lagu sameeyay Maareeyaha Hay’adda Tayadhawrka Soomaaliyeed

736

Wasiirka Ganacsiga ayaa shaqo joojin ku sameeyay Maareeyaha Guud ee Hey’adda Taya-dhowrka Aadan Xasan Barre, waxaana si KMG u sii heynayo xilka Maareeye Kuxigeenka Hey’adda.

Maareeyaha shaqada laga joojiyay ayaa lagu eedeeyay Wadashaqeyn la’aan masuuliyiinta kale ee Hay’adda iyo sidoo kale xadgudubyo kale uu ku kacay maareeyaha Hay’adda Tayo-dhawrka Soomaaliyeed.

Halkan hoose ka aqriso qoraalka shaqo joojinta loogu sameeyay Maareeyaha hay’adda Tayo dhowrka;

shaqo joojin lagu sameeyay maareeyaha hay'adda tayadhawrka soomaaliyeed

shaqo joojin lagu sameeyay maareeyaha hay'adda tayadhawrka soomaaliyeed